1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee 15-ka May Oo Laga Xusayo Meelo Badan oo Dalka Ah Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale gobalada dalka waxaa maanta laga dareemayaa qaban qaabada munaasabado lagu maamuusayo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May. Munaasabadahaan ayaa aad loogu weyneynayaa sanad guuradii 72-aad ee…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Waresyiga Cali Xasan Maslax Berdura Iyo Cabdi Casiis Gurbiye Ee Taariikhda SYL Maanta waa 72 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii ururkii wadaniga ahaa ee SYL, Munaasabaddan Goobjoog News waxaa ay ku maamuseysaa wareysi laga soo qaaday Mudane Cali Xasan Maxamed (Berdura) oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Umadda Ha’isku Gurmato” Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku bogaadiyay shacabka Soomaaliyeed in ay isku gurmadaan, walibana u istaagaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Howlwadaag Oo Sheegay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Degmadaasi Maamulka degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isbedal amni uu ka jiro degmadaasi, islamarkaana ka maamul ahaan ay xaqiijiyeen amaanka degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdi Nuur Siyaas oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada o Mmaanta Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Argagaxisada Muqdisho, 14, May, 2015..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalladaha Waxbarashada Dalka Oo Kasoo Horjeestay Qaraar Dhawaan Ay Soo Saartay Wasaaradda Waxbarashada Dalladaha waxbarashada dalka ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay ku mideysan yihiin taasi oo ay uga soo horjeedaan qaraar dhawaan soo saartay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, kaasi oo ahaa in wasaaraddu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Guddi Hoosaad Magacaabay (Sawirro) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku kulmay Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed, iyadoo kulankaasi lagu magacaabay Seddax guddi hoosaad oo qeyb ka ah howlaha loogu gurmanayo qaxootiga Soomaaliyeed. Guddiyada la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Ciidamo AMISOM Ah Lama Keeni Karo Deegaannada Aynu Maamulno” Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba deegaanada maamulkaasi uu ka arimiyo aan la keeni karin ciidamo ka socda Midowga Afrika, si ay deegaanadaasi uga howlgalaan. Kulan ay yeesheen golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Fatahaad Wabiga Shabella Uu Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Qoysas badan ayaa ka barakacay deeganno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Shabelle ee gobalkaasi mara. Deegaanka Baladul Amiin ee gobalkaasi ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiqaadir Siidii “Dadka Kaliya Ee Qaxootiga Yemen u Gurman Kara Waa Ganacsatada” Gudoomiyaha gobalka Shabellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee loogu gurman karo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.…