1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Badan Oo Buux Dhaafiyay Magaalada Mukalla Si Ay Dalkooda Ugu Soo Laabtaan Qoysas Soomaaliyeed oo doonaya in ay kasoo baxaan wadanka Yemen ayaa buux dhaafiyay magaalada Mukallah oo laga soo raacayo Doonyo iyo Maraakiib. Mid kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku sugan…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dahabo Cabdi Faarax “Waan Ka Niyad Jabnay Ballan Qaadkii Dowladda Federaalka Ee Qaxootiga Yemen” Guddoomiyaha guddiga qaxootiga Soomaaliyeed ee wadanka Yemen ayaa sheegtay in weli dowladdu aysan ka soo dhalaalin ballanqaadyadii ay u sameysay dadkaasi si dalkooda dib loogu soo celiyo. Dahabo Cabdi Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Yemen Mid kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay kaalmeeyaan walaalahooda dib kaga soo laabanaya wadanka Yemen. Sheekh Sayid Abba Cali Sheekh Cali Maye oo ah hormuudka Jaamacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Magaalada Cadaado Kula Kulmay Musharraxiinta u Taagan Xilka Madaxweyne Ee Maamulka Mudug iyo Galgaduud (Sawirro) Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxa uu kula kulmay musharraxiinta u taagan xilka madaxtinimo ee maamulka loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Midnimada Iyo Dimoqraadiyadda Oo Soo Dhaweysay Guddiyadii Dhawaan La Magacaabay Madasha Midnimada iyo Dimoqaraadiyada (MMD) waxey guud ahaan soo dhaweyneysaa magacaabidda guddiyada madaxa-banaan sida Golaha Adeega Garsoorka, Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka iyo Gudiga Qaranka ee Madaxa-banaan ee Doorashooyinka. Guddiyadaas sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Kana Mid Ah Shabellaha Dhexe Horaantii Bishii April wixii ka dambeeyay waxaa sii xoogeysanaya fataahadda wabiga shabelle ee deegaano ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, iyadoo wabiga uu ku fatahay deegaanno hor leh. Tuulada Jameeca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Deegaanka Deefow Oo La Heshiisiinayo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka soconaya shir dib u heshiisiineed kaasi oo la doonayo in lagu nabadeeyo beelaha wada degan gobalkaasi. Waxgaradka ku shirsan magaalada Baladweyne ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Munaasabadda 15-ka May Awgeed Socod Ku Maray Waddooyinka Muqdisho (Sawiro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda 15-ka May oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Goodax Oo Rajo Ka Muujiyay In Natiijo Lagu Qanco Ay Kasoo Baxdo Shirka Baladweyne Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka hadlay socdaal isaga iyo xildhibaano kale ay ku joogaan magaalada Baladweyne oo uu ka soconayo shir dib…