Jubbaland: Sarkaal Al-shabaab Horay Uga Soo Baxsaday Oo Dil Geystay, Kuna Laabtay Al-shabaab Sheeko:Dalka Cabdi Yare Xasan oo dhowaan kusoo biiray Jubbaland, kadib markii uu kasoo baxsaday Al-shabaab ayaa la sheegay in xalay uu dilay askari ka tirsan maamulkaasi isaga oo dib ugu laabtay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Cali Waraabe Oo DFS Ku Eedeeyey Mas’uuliyadda Dagaalka Tukaraq Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in gadaal ay ka riixeyso dagaallada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waraabe oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaanka Tukaraq Oo Saakay Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo deegaanka Tukaraq oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa waxay sheegayaan in saakay aanu halkaasi ka jirin wax isgaarsiin ah. Dadka ku dhow deegaankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Tukaraq Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Somaliland iney nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalka Tukaraq. Waxa uu tilmaamay Keating in Qaramada Midoobay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirweynaha qaran ee dib u eegista dastuurka. Shirkaan oo socday Saddex maalin ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Ka Hadashay Dagaalka Ka Socda Tukaraq Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalka xooggan ee ka soconaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi iyo kuwa Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali…