1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Qof watay gaari ay ka buuxaan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Maamul Goboleed Oo Dhaliil u Jeediyey Wasaaradda Howlaha Guud Ee DFS Wasaaradaha Howlaha Guud ee maamul goboleedyada Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga digeen sharci ay sheegeen in wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta ee xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ka imaanaya isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan ku dileen halkaasi askari ka tirsan ciidanka ilaalada waddooyinka (Taraafiko). Ragga wax dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Saartay Amarro Amniga Lagu Sugayo Guddiga difaaca Puntland ayaa soo saaray ammarro ku aadan sugista amniga, gaar ahaan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu sheegay in marnaba aanay gaadiidka shacabka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha oo Diyaar u ah in Soomaaliya uu la ganacsado (Sawirro) Waqti dheer ka hor Shiinuhu waxa uu ahaa dalka dunida ugu dhaqaalaha badan tan iyo qarnigii 19-aad waxaana bedalay oo kaalinta Koowaad galay dalka Mareykanka oo ka faa’iideystay fursado badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tacsi: Geeri Naxdin Leh Oo Ku Timid Maxamed Xasan Isxaaq (Buulle) Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog Media Group (GMG) waxay ka tacsiyadeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Maxamed Xasan Isxaaq Buulle oo ka mid ahaa shaqaalaha ka howlgala GMG. Si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Taageertay Puntland, Kuna Dhowaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland (Dhageyso) Maamulka Khaatumo ayaa sheegay iney garab la yihiin maamulka Puntland, islamarkaana ciidankoodu ka qeybqaadan doonaan dagaallada ka dhanka ah Somaliland ee gobolka Sool. Madaxweyne ku xigeenka maamulkan Cabdalle Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Garasbaaley Oo Baco Roobka Looga Gambado u Qeybiyey Boqolaal Qoys Maamulka deegaanka Garasbaaley ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu baco looga gambado roobka u qeybiyey 300 qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo uu saameeyey roobabkii saacadihii lasoo dhaafay da’ay.…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Ee Ka Socday Baydhabo War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii magaalada Baydhabo uga socday madaxda dowlad goboleedyada dalka. Goobjoog News, ayaa idiin soo gudbineysa War-murtiyeedka oo dhammeystiran: Halkaan hoose ka akhriso: Shirkii labaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Lasoo Gaba-gabeynayo Gelinka dambe ee maanta ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo gabagabeeyo shirka madaxda dowlad goboleedyada uga socday magaaladaasi. Shirkaan ayaa socday Saddex maalin, waxaana…