1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqday Iney Yimaadaan Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda ugu sarreysa Galmudug in ay yimaadaan magaalada Muqdisho si looga wadahadlo khilaafka jira. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Koowaad Ee Galmudug Oo Sheegay In Wadahadal Lagu Dhammeynayo Khilaafka Jira Wasiirka Koowaad ee maamulka Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in wadahadal lagu dhammeyn doono khilaafka baahsan ee xilligan ka dhex jira maamulkaasi. Sheekh Shaakir ayaa sheegay iney diyaar u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Iska Kaashan Doona Amniga, Dhaqaalaha Iyo Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed. Kulankan oo ahaa mid miro Dhal ah ayaa qodobadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Tukaraq Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Dagaallo u dhaxeeyey ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa saakay mar kale dib uga billowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana ka dhashay dagaalkan khasaare kala duwan. Wararkii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In La Dilayo Cid Walba Oo Gacan Siisa Somaliland Guddiga difaaca Puntland ayaa maanta soo saaray amarro lagu muujinayo sida ay Puntland uga go’an tahay xoojinta dagaallada ka dhanka ah Somaliland. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa shacabka looga digay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marinaya Hidise Sharciyeedka Howlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, kaasi arrimo muhiim ah looga doodi doono. Guddiga difaaca baarlamaanka ayaa la filayaa in xildhibaannada ay horgeeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Axmed Cali “Dowladda Ayaa Ka Mas’uul Ah Khilaafka Kala Dhaxeeya Puntland” (Dhageyso) Axmed Cali Salaad oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyey iney mas’uul ka tahay khilaaf uu sheegay inuu kala dhaxeeyo Puntland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaafadaha Buuloburde Oo Ku Dhow Iney Kala Xirmaan Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag ay haatan ka jirto degmadaasi oo dhowaan uu ku fatahay wabiga Shabelle. Guddoomiyaha degmadaasi C/raxmaan Daahir Guure ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gaalkacyo Oo Bilaabay Qorshe Nabad Loogu Wada Noolaanayo Magaaladaasi Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe nabad loogu wada noolaanayo magaaladaasi, sidoo kalena lagu wacyigelinayo dhallinyarada. Madasha nabadda isdhexgalka bulshada gobolka Mudug oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgallo ballaaran ka wadaan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo amniga magaalada lagu sugayo. Waxaa la arkayaa ciidamo aad u badan oo taagan waddooyinka magaalada, kuwaasi…