1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aallo Weydiinaya Wasiirka Waxbarashada Maanta oo Isniin ah ayaa kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirka waxbarashada DFS, C/raxmaan Daahir. Sabtidii ayeey xildhibaannada golaha shacabka dalbadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suleymaan “Sharci Looma Marin Xil Ka Qaadisteyda” Ibraahim Iidle Suleymaan, guddoomiyahii maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanu sharciga u marin xil ka qaadistii lagu sameeyey. Suleymaan ayaa wareysi uu siiyey VOA ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo $180 Kun Kuwareejiyey Hirshabelle Xubno ka socday guddiga qaran ee gurmadka fataahada ayaa waxay gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, iyaga oo lacag dhan $180 Kun ay ku wareejiyeen maamulka Hirshabelle. Xubnahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Magacaabayna Mas’uul Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Aasayey Walxaha Qarxa Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-shabaab, islamarkaana doonayey in walxo qarxa ku aaso magaalada Kismaayo. Taliyaha ciidamada dambi baarista Jubbaland, Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Bankiga Adduunka Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulinaya Puntland Bankiga Adduunka ayaa Puntland ka fulinaya mashruuc loogu magacdaray magaaleynta Puntland, kaasi oo lagu dhisayo waddooyin iyo Buundooyin. Xiriiriyaha mashruuca magaaleynta Puntland ee Bankiga adduunka Asad C/raxmaan Guure ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Sheegay In Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Ay Farogelin Ku Hayso Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya, Farogelin ku hayso maamulkooda. Waxa uu sheegay Xaaf, in wasaaradda ay horey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Africa Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa dalka Koonfur Africa loogu geystay muwaadin Soomaaliyeed. Burcad K/afrikaan ah ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen xarun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay Iney Sii Deysay 14 Sano Jir Ay Ku Qabatay Dagaalkii Tukaraq Somaliland ayaa sheegtay iney hooyadiis ku wareejisay wiil 14 snao jir ah, kaasi oo ka mid ahaa ciidamada Puntland, islamarkaana lagu qabtay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhageyso: Dad u Dhintay Cudurro Ka Dilaacay Ceelwaaq, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in degmadaasi iyo deegaanno ku dhow ay dad ugu dhinteen cudurro halkaasi ka dilaacay. Ugu yaraan 7 qof ayaa…