1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Nacnac “Puntland Waxay Diiddan Tahay Difaaca Xadkeenna” Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in dhankooda ay difaacayaan oo kaliya xuduuddii uu gumeystaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Wasiir Hore Oo u Digey Somaliland (Dhageyso) Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu kaga hadlay dagaalada Tukaraq iyo xiisadda u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo Somaliland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Tukaraq Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, lagana soo doorto Puntland ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada soo noqnoqday ee deegaanka Tukaraq. Xildhibaan Sharmaarke Garaad Saleebaan Buraale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabadoon Lagu Dilay Gedo Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay Tuulada Daabley ee hoostagta degmada Garbahaarey ku dileen Nabadoon ka mid ahaa ergadii soo xushay xildhibaannada golaha shacabka. Nabadoonkan la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Horumar Dhanka Adeegyada Bulshada Oo Ka Socda Degmada Hobyo Degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa haatan waxaa ka socdo horumaro badan oo dhanka bulshada ah, iyadoo ay jiraan maalgashi ay bilaabeen qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed. Maxamuud Maxamed Cawaale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Baahi Garsoor Oo Ka Jirta K/galbeed Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka K/galbeed Abukaate Axmed Cali Muuse ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay iney deegaanada maamulkaan qaar ay ka jirto baahi garsoor. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ugu Baaqay DFS Iney Kala Dhexgasho Madaxda Maamulkan Maxamed Xaashi Cabdi Carabey, madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa isaga oo hadal ka jeediyey kulan ka dhacay magaalada Cadaado wuxuu ku baaqay in lasoo dhexgalo khilaafka ka dhaxeeya madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Casir “Waxbo Kama Ogeyn Isku Dhafka Xildhibaannada Galmudug” Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa sheegay in aanu waxbo ka ogeyn isku dhafkii lagu sameeyey xildhibaannada Galmudug, kadib kulan wadatashi ah oo uu la yeeshay bulshada Cadaado.…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Labada Aqal Ee Laga Soo Doorto Galmudug Ayaa Shaaciyey Mowqifkooda Ku Aadan Khilaafka Madaxda Galmudug Xildhibaannada Labada aqal ee laga soo doorto Galmudug ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo dhanka kalena talooyin soo jeediyey. Xildhibaannadan ayaa kulamo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Ka Walaacsan Farogelinta Shisheeye Ee Soomaaliya Musa Faki Mahamed, gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa walaac waxa uu ka muujiyey farogelinta shisheeye ee lagu hayo Soomaaliya, xilli uu magaalada Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. Qoraal…