1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Amni Ee Deegaanka Moqokori? Xaalad deganaansho ah ayaa laga dareemayaa deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo maalin kahor ay ka dhaceen dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Guddoomiyaha degmada Maxaas, Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Shaacisay Tirada Askartii Kaga Geeriyootey Dagaalkii Balli Khadar Maamulka Puntland ayaa shaaciyey tirada askartii kaga geeriyootay deegaanka Balli Khadar, kadib dagaal dhexmaray iyaga iyo ciidamada Al-shabaab. C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo ah agaasimaha ciidamada badda Puntland ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Hay’adaha Amniga Faray Iney Soo Qabtaan Dadka Dhibaateeya Dhallinyarada Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulan la qaatay dhallinyaradii dhowaan dib looga soo celiyey dalka Liibiya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya u dulqaadan doonin dadka dhibaateeya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho kula kulmay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka isaga oo warbixinno ka dhageystay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Geelle Oo La Dhaariyey Waxaa maanta munaasabad ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyey wasiirka cusub ee warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiye ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Somaliland Ku Eedeysay Dagaalkii Balli Khadar Maamulka Puntland ayaa sheegay in Somaliland ay ka qeybqaadatay dagaal xalay ka dhacay deegaanka Balli Khadar ee gobolka Bari, kaasi oo khasaare geystay. Wasiirka amniga maamulka Puntland Axmed C/laahi Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Bari Dagaal u dhaxeeyey ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Balli Qadar ee gobolka Bari, waxaana dagaalkan uu geystay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mid Ka Mid Ah Culimada Ugu Caansan Baardheere Oo La Dilay Rag bistoolado ku hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ku dileen mid ka mid ah culimada ugu caansan degmadaasi. Sheekh C/raxmaan Shariif ayaa waxaa toogtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Moqokori, Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay dib ula wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa gabal-dhacii shalay waxay deegaankaasi ku qabsadeen dagaal kooban oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Shacabka Gedo Oo Loogu Baaqay Iney Ka Qeybqaataan Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga ee maamulka Jubbaland, Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan gobolka Gedo in kaalin ka qaataan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab. Kaliil ayaa sheegay…