1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmay Baydhabo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow wuxuu magaalada Baydhabo ka furay shirka golaha amniga qaranka. Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimo ku saabsan amniga dalka, dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada Oo Musaafurineysa Muwaadin Soomaaliyeed Dowladda Canada ayaa Isniinta maanta ah waxay dalkeeda ka musaafurineysaa Aabe Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey in magac been ah ku tagay dalkaasi. Aabahan oo lagu magacaabo Yuusuf Maadey Maxamed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Darawal Mooto Bajaaj Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay darawal kaxeynayey Mooto Bajaaj. Dilka darawalkan ayaa waxaa ka dambeeyey askari la tilmaamay inuu ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Ruux La Garan Waayey Oo Lagu Arkay Hilwaa, Muqdisho Dadka ku dhaqan xaafadda Cali Turcaaye, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho ayaa saakay kusoo toosay meydka nin la garan waayey oo yaalla halkaasi. Qof goob jooge ah ayaa inoo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu si rasmi ah uga furmo shirka golaha amniga qaranka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Oo u Digay Ciidanka Xasilinta Muqdisho Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, C/weli Jaamac Gorod ayaa ciidanka xasilinta Muqdisho uga digey iney si aan munaasab ahayn ula dhaqmaan ciidamada kale ee dowladda iyo saraakiisha. Waxa uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Xilka La Wareegay Munsaabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa xilka kula wareegay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed. Munaasabadan waxaa ka qeybgalay wasiirka cadaaladda ee xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baydhabo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow wuxuu gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin DFS Iyo Maamul Goboleedyada Ah Oo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo oo lagu wado in gelinka dambe ee maanta uu ka furmo shirka golaha amniga qaranka ayaa halkaasi waxaa ku qulqulaya madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada. Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Dhaliilay DFS Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa ku dhaliilay dowladda federaalka Soomaaliya in ay farogelin toos ah ay ku hayso khilaafka ka dhex jira madaxda Galmudug. Maxamed Nuure Diini, wasiir ku…