1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Saraakiil Soomaali Ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Turkiga Dalka Turkiga ayaa waxaa tababar loogu soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeenno Soomaali ah, kuwaasi oo muddo tababarkaasi qaadanayey. Tababarkaan oo ay sidoo kale ay ku jireen ciidan ka socday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF Oo Ka Digtay Nafaqo Darro Kusoo Wajahan Carruur Soomaaliyeed Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ayaa ka digtay Nafaqo darro xilligaan soo wajahda carruur Soomaaliyeed. Stephane Dujarric oo ah afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rag La Sheegay Iney Ka Tirsan Yihiin Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Baydhabo Ciidamada Booliiska ee magaalada Baydhabo ayaa gacanta ku dhigay Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Raggan qabashadooda waxaa ka dambeeyey sida la sheegay nin ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Nin Iyo Xaaskiisa Oo Lagu Dilay Baay Rag hubeysan ayaa xalay waxay degmada Awdiinle ee gobolka Baay ku dileen nin iyo xaaskiisa, xilliga afurka kadib. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ragga dilka geystay oo loo maleynayo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Maraykan Ah Oo Lagu Dilay J/hoose Dagaal ka dhacay gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanka Sanguuni ayaa waxaa ku dhintey Askari Maraykan ah, waxaana ku dhaawacmay Afar kale oo isla dalkaasi ah. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Waddooyinka Qaar Oo Sabab La’aan u Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu arkayaa waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo gaadiidka dadweynaha loo diidayo iney isticmaalaan waddooyinkaasi. Horay waxay ciidanka dowladda u kala xireen isku gudubka waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Booliiska Garoowe Oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro Amni Darro Ka Waday Magaaladaas Ciidamada Booliiska ee magaalada Garoowe ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha magaaladaasi ayaa gacanta ku dhigay dhallinyaro la sheegay in xilliyada habeenkii ay magaaladaasi falal amni darri ka wadeen. Dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Qalab Dabdamis Ah Ku Wareejisay Maamulka G/Banaadir Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu maanta la kulmay sartaakiil ka socotay dowladda Talyaaniga, waxa uuna kala wareegay qalab dabdamis oo casri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Deynuunay, Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal saakay aroortii ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa K/galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhexmaray deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Puntland Iyo Somaliland Oo Loogu Baaqay Iney Qaataan Nabadda Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka gobolka Sool ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Laascaanood wuxuu sheegay in colaad aanay faa’ido lahayn, isaga oo Somaliland iyo…