1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay In Wadahadallo Ay La Leeyihiin Puntland Somaliland ayaa sheegtay iney billowday wadahadallo ay la yeeshaan maamulka Puntland oo dhowaan ku dagaallameen deegaanno ka mid ah gobolka Sool. Sacad Cali Shire, Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kheyre “Ciidamadu Waxa ay ka Shaqeeyaan Badbaadinta Nafta Dadka Soomaaliyeed” Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyayaasha Booliska iyo Asluubta, ayaa xalay kormeer ku tagay Xarunta dembi baatista (CID), Taliska Booliska,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha ““Culumadu waa in ay bulshada u iftiimisaa dhagarta Al-shabaab” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta in ay dardar geliyaan kaalintooda kaga aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In 80 Al-shabaab Ah Ku Dileen Hiiraan Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyey ee ay ka sameeyeen gobolka Hiiraan ku dileen 80 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab. Jeneraal Maxamed Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Iyo Michaela Keating Oo Ka Wadahadlay Xiisadda Tukaraq Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating iyo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacuul Cumar Geelle ayaa ka wadahadlay xiisadda Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland. Keating oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Doon Ku Rogmatay Wabiga Shabelle Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa doon xalay fiidkii ku rogmatay Wabiga Shabelle, gaar ahaan deegaanka Raqeyle ee gobolka Shabellaha Hoose. Doonidan ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 20…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Samatar “Maamulka Loo Magacaabay Sool Waxbo Masoo Kordhinayo” Nabadoon C/raxmaan Samatar oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in xilligaan aanay waxbo soo kordhineyn maamulka cusub ee madaxweyne Gaas u magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Talada Ahlu-sunna Oo Dhaliilay Madaxweyne Xaaf Guddoomiyahii talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir ayaa ku dhaliilay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf inuu iska indho tiray dastuurkii ay ku heshiiyeen beelaha Galmudug. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Saraakiil Ciidan Kala Hadlay Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay Magaalada Muqdisho Afur iyo Casho Sharaf Ugu Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha, iyo Sareeyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada DFS Oo Howlgallo Ka Wada Xaafadaha Baar Sanguuni Ee J/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay muddo 7-sano ah maamulayeen Al-shabaab. Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa…