1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga K/Afrika Oo Lagu Dilay Ganacsade Soomaaliyeed Koox burcad ah ayaa xalay waxay dalka K/Afrika ku dileen ganacsade Soomaaliyeed iyaga oo mid kalena dhaawac culus u geystay. Burcaddan ayaa weerartay ganacsatadan oo ku sugnaa bannaanka kore dukaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Buuraha Galgala Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowlad goboleedka Puntland ay howlgallo ballaaran ka wadaan buuraha Galgala oo ay ku xooggan yihiin dagaalyahannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaaray Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abi Axmed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qof Ka Tirsanaa Ergadii Soo Dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xalay fiidkii waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Oo Cabasho Ka Ah Waddooyinka Xiran Ee Muqdisho Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka ah waddooyinka ay xirtay dowladda federaalka Soomaaliya, xilli lagu guda jiro u diyaar garowgii ugu dambeeyey ee maalmaha ciidul fidriga. C/wahaab Maxamed Cali waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Qoysas Ku Guryo Beelay Dab Ka Kacay Muqdisho Oo Gurmad Ka Dalbaday DFS Qoysaskii Degenaa Afar guri oo ku Gubtey degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa madaxda dowladda ka dalbadeen gurmad degdeg ah. Dabkan ayaa baabi’iyay dhammaan afartaasi guri iyo hantidii taallay waxaase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddoomiyaha Cusub Ee Sool Oo Sheegay In Isbedallo Ka Hirgelinayo Gobolkaasi Guddoomiyaha cusub gobolka Soo lee Puntland Abukar Cabdi Geelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in shaqada ugu horreysa ee uu gobolkaasi ka qabanayo tahay isbedallo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Cosoble Oo Baaq Nabadeed Diray Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deeganano ka mid ah gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay Cosoble…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan Oo Shaki Ka Muujisay Hanaanka Loo Qeybinayo Gurmadka B/weyne Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Hiiraan Sheekh Ibraahim Xasan Cabdulle oo warbaahinta kula hadlay magaalada B/weyne ayaa sheegay in mugdi badan uu ku jiro hannaanka ay guddiga gurmadka gobolkaasi wax ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Wadahadal Lama Lihin Somaliland Maamulka Puntland ayaa beeniyey war kasoo baxay Somaliland oo ah in wadahadallo la leeyihiin maamulkaasi, lagana wadahadlayo arrimaha gobolka Sool. C/laahi Jaamac Quraan Jecel oo ah afhayeenka Puntland ayaa sheegay…