1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kheyre Oo Sheegay Inaanu Jirin Heshiis Lala Galay Dowladda Itoobiya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah oo ay wadagaleen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Kheyre oo la hadlayey jaaliyadda Soomaalida ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu wadada Makka Al-mukarrama gaar ahaan nawaaxiga Xaaji baasto uu ka dhacay qarax la sheegay inuu ku xirnaa gaari halkaasi marayey.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Balanbal Ee Galgaduud Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dood Ku Saabsan Heshiiskii Dhowaan Dhexmaray Soomaaliya Iyo Itoobiya Sabtidii aynu kasoo gudubnay waxaa magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana uu ku aadan yahay horumarinta dekadaha dalka qaar iyo arrimo kale. Hadaba waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahanno Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Ku Guuleysato Dawacadda Badda Ee Kala Dhaxeysa Kenya Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in dowladda Kenya looga adkaado dacwadda badda ee hadda taallo maxkamad ICJ. C/xaliim Ibraahim oo bartay xiriirka caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Heshiiskii Uu La Galay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta dowladda waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ku saabsan. Farmaajo ayaa ka hadlay arrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayey Amniga Jubbaland Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose wuxuu kusoo xiray shir Labo maalin socday, kaasi oo looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada maamulkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Oslo Oo Goor Dhow Fumar Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide, ayaa si wadajir ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Somaliland Oo Sheegtay In DFS Aanu Shaqo Ku Lahayn Ka Hadalka Dekadda Berbera Somaliland ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya aanay wax shaqo ah ku lahayn ka hadalka dekadda Berbera, xilli dhowaan magaalada Muqdisho uu ka dhacay heshiis ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Buubaa “Micno Weyn Ayuu Ku Fadhiyaa Heshiiska Soomaaliya Iyo Itoobiya” Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Ismaaciil Hurrre Buubaa ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay heshiiskii dhowaan ay magaalada Muqdisho ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxa uu…