1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Sanadlaha Ah Ee Madasha Oslo Oo Maanta Ka Furmaya Norway Maanta ayaa lagu wadaa in dalka Norway uu ka furmo shirka sanadlaha ah ee Madasha Oslo, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ambassador Fiqi Oo Sharaxay Jawaabtii Soomaaliya Ee Dacwadda Badda Dr. Cali Saciid Fiqi oo ah safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa sharaxaad dheer wuxuu ka bixiyey jawaabtii shalay ay Soomaaliya ka bixisay dawacadda Badda. Safiirka oo wareysii siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Shaacisay Askartii Uga Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Wajeer Dowladda Kenya ayaa waxay shaacisay tirada askartii uga dhimatay weerar qarax ah oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Wajeer ee gobolka NFD. Charles Owino oo ah afhayeenka Booliiska dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Golaha Shacabka Oo Laga Dalbaday In Aysan Aqbalin Heshiiska Dekadaha Soomaaliya Iyo Itoobiya Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu ka hadlay heshiiskii maalin ka hor ay magaalada Muqdisho ku gaareen madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Rag Walaalo Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Nin hubeysan oo la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan wuxuu ku dilay Saddex nin oo walaalo ah. Ragga la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gedo Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaankaasi. Diyaaradahan ayaa dhowr madfac ku tuuray deegaankan waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriintii Ay Diideen Malta Iyo Talyaaniga Oo Ka Degaya Spain Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in dalka Spain uu ku xirto markab ay saaran yihiin in ka badan 600 oo muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo muddo todobaad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada ayaa markii ugu horreysay waxay xafiis ka furatay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda lagu daah furayey xafiiskan ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Maxaas Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Isku Haya Nawaaxiga Degmadaas Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo isku haya deegaanno hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha degmadan, Maxamed Cabdi Cawaale ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaalkacyo: Ciidanka Isku Dhafka Ah Oo Howlgallo Sameeyay (Dhageyso) Ciidamada Booliiska isku dhafka ah ee Puntland iyo Galmudug ayaa howllo ammaanka lagu xaqiijinayey amniga magaaladaasi waxay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalladan ayaa sheegay in…