3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Ka Digay Dhoofinta Dhuxusha Sharci Darrada Ah Axmed Cali Daahir, Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed dal iyo dibadba dhoofinta dhuxusha sharci darrada ah. Qoraal uu soo saaray xeer ilaaliyaha ayuu ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Furaya Kalfadhigii Ugu Dambeeyey Ee Baarlamaanka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu furi doonaa kalfadhiga 41-aad ee baarlamaanka Puntland, kaasi oo ah midkii ugu dambeeyey. Waxaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waddooyinkii Ku Burburay Fahataadda Wabiga Shabelle Ee B/weyne Oo La Dhisayo Maamulka gobolka Hiiraan oo kaashanaya ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa billaabay dayactir lagu sameynayo waddooyinka waaweyn ee soo gala magaalada B/weyne. Waxaa la bilaabay dayactir lagu sameynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Amni Darri Kusoo Korortay Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye Waxaa si kordhaya cabashada laga qabayo amni darri baahsan oo xilligaan ku jirta wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Xildhibaan Khaasim Magoow Cabdalla ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malta Oo Diidday In Ay Qaabisho Mujaahiriin Afrikaan Ah Dowladda Malta ayaa iska diidday iney qaabisho 234 muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo Khamiistii laga soo badbaadiyeybadda badda Mediterranean . Muhaajiriintan ayaa doon ka raacay dalka Liibiya, hase ahaatee markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Oo La Sameeyey Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa wareegti ay soo saartay waxay xilalkii ka qaadday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hiiraan, waxaana xilalkaasi loo magacaabay mas’uuliyiin cusub. Wareegtadan oo uu ku saxiixan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Waaberi Ee Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ballaaran ka sameeyeen degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadaha ku teedsan xarunta degmadaasi. Waxaa howlgalkaan lagu qabtay Boqolaal dhallinyaro ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Kenya Ka Codsatay In Qaxootiga Soomaalida Siiyaan Xorriyad Ay Ku Ganacsadaan Maxamed Cabdi Afey, ergayga gaarka ee hay’adda UNHCR u qaabilsan arrimaha qaxootiga Soomaaliya ayaa sheegay in ka hay’ad ahaan ay ka dalbanayaan dowladda Kenya in ay qaxootiga ku sugan dalkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Lagu Eedeeyay Iney Tahay Al-shabaab Oo Isku Dhiibtay Booliiska Kenya Haweeneyd loo haystay iney ka tirsan tahay Al-shabaab, islamarkaana dowladda Kenya ay horay madaxeeda u dul dhigtay lacag ayaa si nabad ah waxay isugu dhiibtay Booliiska dalkaasi. Mumina Eroba ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta la filayaa in safar uu ugu baxo dalka Itoobiya. Sida qorshaha uu yahay, madaxweynaha ayaa magaalada Addis Ababa uga qeybgali…