1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi Ah Looga Daahfuray B/weyne (Sawirro) Maanta magaalada Beledweyne waxaa si rasmi ah looga daahfuray imtixaanka Shahaadiga ah ee F4, kaas oo ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Somaliya. 1,400 oo arday ayaa u fariisatay imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Gabar Iyo Hooyadeed Oo Lagu Dilay Gaalkacyo Rag hubeysan ayaa xalay waxay xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ku dileen Hooyo iyo Gabadheeda, xilli ay fadhiyeen bannaanka kore ee gurigooda. Sida ay goob joogayaal u sheegeen Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: 1,400 Arday Oo u Fariisanaya Imtixaanka Dowladda Ee Dugsiyada Sare Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu si rasmi ah uga billowdo qaadista Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaasi oo ay qaadeyso dowladda federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Eedeysay Puntland Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay uu sheegay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, kaasi oo ku aadan in maamulkooda ka go’an tahay la wareegista gobolka Sool. War-saxaafadeed uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wasiirro Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Qeybgalay Kulan Looga Hadlayey Amniga Muqdisho Kulan looga hadlayey amniga Muqdisho ayaa xalay ka dhacay xarunta dowladda Hoose ee Xamar, waxaana kulankaan ka qeybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya, saraakiil ciidan, duqa Muqdisho iyo guddoomiyeyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Weli Loo Diidan Yahay Iney Galaan Malta Xeebaha dalka Malta waxaa ku xayiran doon ay saaran yihiin in ka badan 230 qof oo muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo loo diiday in dalkaa ay galaan. Doonidan ayaa halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Magaalada Addis Ababa Iyo Howlgallo Socda Ciidamada Itoobiya ayaa wada howlgallo aad u ballaaran, kadib qarax shalay ka dhacay fagaare uu khudbad ka jeedinayey Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, Abiy Axmed. Sida ay baahiyeen warbaahinta Itoobiya, waxaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaji Maxamed Yaasiin “Heshiiska Dekadaha Ee Itoobiya Waa Lagu Degdegay” Siyaasi Xaaji Maxamed Yaasiin oo kamid ah siyaasiyiintii isku sharraxay kursiga madaxtinimo ee dalka sanadkii 2017 ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay arrimo ku saabsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha oo Kormeeray Dugsiga Tababarka Jenaraal Gordon Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa sheegay in dowladdu ay dejisay qorsheyaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Madaxweynaha Zimbabwe Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ka badbaaday qarax la doonayay in isaga lagu qaarajiyo xilli uu boqolaal dad ah kula hadlayey garoon ciyaareed ku yaalla dalkaasi. Qaraxa ayaa illaa…