1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Isku Shaandheeyey Agaasimayaal Wasaaradeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah agaasimayaal wasaaradeed. Wareegto uu soo-saaray madaxweyne Gaas ayaa la isku bedalay Afar Agaasimayaal,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Buburiyey Dhismayaal Sharci Darro Ah Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal burburin ah ka sameeyey inta u dhaxeysa isgoysyada Black Sea iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Waxaa howlgalkaan lagu burburiyey dhismayaal ganacsi oo lagu dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo La Kulmay Dhiggiisa Kenya Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya wuxuu kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Kennedy Lusaka. Ugu horreyn, guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa uga mahadceliyey dowladda Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Degmada Balanbale, Galgaduud Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa maanta xafiis cusub ka furatay degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Munaasabadda xarig ka jarka xafiiskan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta degmadaasi, saraakiil ka socotay hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qaadeysa Dagaal Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhowaan ay qaadi doonaan dagaallo ka dhan ah Al-shabaab, islamarkaana ay la wareegi doonaan degaannada ay ka joogaan Jubbooyinka iyo Gedo. Wasiirka amniga ee Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsan DFS Oo Lagu Dilay Muqdisho Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu dilay Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen goob joogayaal rag hubeysan ayaa askarigan toogtay, iyaga oo intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradda Dastuurka Oo Tababar Kusoo Xirtay Garoowe Waxaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ku soo gabagaboobay Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo socday muddo afar maalin ah. Tababarka oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Deyriyey Amniga Deegaannada Hirshabelle Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ayaa ku sheegay iney jirto habacsanaan amni oo deegaannada maamulkaasi ah. Mar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Iyo Somaliland Oo Loogu Baaqay Iney Wadahadlaan Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay maalmaha xorriyada Soomaaliya iyo sidoo kale muhiimadda iney wadahadlaan dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabuuti Oo Looga Dabaaldegayo Maalinta Xorriyada Dalka Jabuuti guud ahaan ayaa maanta waxaa looga dabaaldegayaa sanad guuradii 41-aad ee kasoo wareegtay markii dalkaasi uu ka xooroobay gumeystihii Faransiiska. Xalay ayaa magaalada Jabuuti waxaa lagu qabtay munaasabad…