2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxweyne Farmaajo “Xuska Maalmaha Gobonnimada Waxa Uu Na Barayaa In Aan Dhisan Karno Mustaqbal Qurux Badan” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo israacii labada qeybood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qaraxii Siinka Dheer Iyo Guddoomiyaha Sh/hoose Oo Ku Dhaawacmay Waxaa is soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxii goor dhoweyd ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo warar dheeraad ah la helayo. Wararkii ugu dambeeyey ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Deegaanka Lafoole Oo Lagu Dhaawacay Qarax Miino Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow lala eegtay gaari ay la socotay guddoomiyaha Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose Ayaan Xaan, kaasi oo marayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: B/weyne Oo Looga Diyaargaroobayo Munaasabadda 1-da Luulyo Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan waxaa ka soconaya diyaargarowgii ugu dambeeyey ee munaasabadda Kowda Luulyo, maadaama ay tahay markii ay gumeystihii Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed ayna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Shacabka Ku Sugan Deegaanno Ku Dhow Balcad Oo Ka Cabanaya Xaalad Dhanka Nolosha Ah Shacabka ku dhaqan deegaanno xoogtaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay hayso, kadib fatahaad uu halkaasi ka sameeyey wabiga Shabelle.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Cabdi Axmed Xaashi “ONLF Looma Aqoonsan Karayo Aragagaxiso” (Dhageyso) Senator Axmed Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ururka ONLF aan loo aqoonsan karin urur argagaxiso ah. Waxa uu sheegay Senator-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Qaabkii Loo Daayay Qalbi Dhagax Ehlada C/kariin Qalbi Dhagax oo dowladda Itoobiya u xirnaa ku dhowaad Sanad ayaa la xaqiijiyey in lasii daayey, kadib cafis ay u fidisay dowladda dalkaasi. Suldaan Fowsi oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Farxiyo Mire Oo Lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho Nin hubeysan ayaa la sheegay in uu wadada Makka Al-mukarrama gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho uu ku dhaawacay wariye Farxiyo Mire oo ka howlgasha warbaahinta dowladda. Goob…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Degmada Qoryooley Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socodo degmada Qoryooley ee Sh/hoose. Al-shabaab ayaa weerar lama filaan ah ku qaaday degmadaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Digniin Laga Soo Saaray Dagaal Mar Kale Ka Dhaca Tukaraq Hay’adda ka faaloota xasaradaha caalamiga ayaa soo saartay digniin ku aadan dagaal mar kale ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ku dhexmara deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Warbixin ay soo saartay…