Guddoomiyaha gobolka Banaadir, C/raxmaan Yariisow ayaa wareegto ku baabi’iyey dhammaaan heshiisyadii hore ee lagu bixiyey Jardiinooyinka magaalada Muqdisho. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho.…