1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Rag Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka DFS Ee J/hoose Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose waxay kusoo bandhigeen Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab iyo sidoo kale askari isaga ilaalo u ahaa. Sarkaalkan lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo War Kasoo Saartay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Degmada Wadajir Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysa Hoobiyeyaal shalay ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo khasaare geystay. War-saxaafadeed kaasoo baxay dowladda, laguna baahiyey warbaahinta DFS ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bajaale Lagu Dilay Muqdisho Askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa darawal Mooto Bajaaj waday waxay ku dileen halka loo yaqaan Seybiyaano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxda Ugu Sarreysa DFS Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Colaadda Tukaraq Iyo Wadahadallada Somaliland Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxa uu maanta ka jeediyey garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir, halkaasi oo lagu dhigay Banaanbax loogu dabaaldegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Madaafiic Ku Dhacday Xaafado Ka Tirsan Degmada Wadajir Sida ay sheegayaan dadka deegaanka, illaa Saddex Hoobiye ayaa goor dhow ku dhacay xaafado ku dhow Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac ah. Inta la xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Nabadoon Ka Tirsanaa Ergadii Soo Dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Lago Dilay Muqdisho Degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay lagu dilay Nabadoon Ibraahim Cali Xasan oo ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Rag ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Loogu Dabaaldegayo 1-da Luulyo Oo Ka Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Kubadda cagta ee Koonis waxaa ka soconaya Banaanbax weyn oo loogu dabaalgedagayo munaasabadda Kowda Luulyo oo ah markii ay gumeystaha Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Admiral Khaliif Idiris Oo Ka Sheekeynaya Maalmaha Xorriyadda Iyo Halgankii La Galay Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ah waayo u joogga Soomaaliyeed ayaa isaga oo wareysi siiyey Goobjoog News, wuxuu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey muhiimadda ay leeyihiin maalmaha xorriyadda,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 58 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 58 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…