1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Cambaareysa Weerarkii Otto Otto War qoraal ah oo kasoo baxay wasaardda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Oo Maanta Tagaya Eritrea Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu booqasho ku tago magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea. Booqashadan oo ah mid taariikhi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Dhaawacyada Halista Kasoo Gaaray Weerarkii Otto Otto Oo Dibadda Loo Qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xalay booqday cisbitaallada lagu daweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagaxisadu ay la beegsadeen xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Kusoo Kordhay Weerarkii Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar ay Al-shabaab ku qaadeen xarun ay wada deganaaayeen wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana hallkaasi ka dhashay khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax xooggan ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa waxay sheegeyaan in qaraxan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Awoodda Dhallinyarada Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay soo xiray Shirweynaha 3-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xoogga, maskaxda, dhaqaalaha iyo awood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoysas Ka Barakacay Deegaanka Caad Ee Mudug Qoysas badan oo deganaa deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa lagu soo waramayaa iney isaga barakaceen gudaha deegaankaasi, kadib dagaallo halkaasi ka dhacay. Dadkan ayaa aaday deegaanno dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ciidan Oo Qof Shacab Ah Ku Jiiray Muqdisho Gaari ciidan oo ah nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha ayaa qof shacab ah wuxuu ku jiiray wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Qof ka dhowaa halka shilkan uu ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Iyo Somaliland Oo Madaafiic Is-weydaarsaday Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ay xalay illaa iyo saakay halkaasi isku weydaarsadeen madaafiic. Inkastoo bilowda madaafiicdan cidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Booqasho Ku Tagay Carta, Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel…