1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle uu ka furmo Kalfadhiga Afaard ee baarlamaanka maamulkaasi. Shalay ayeey ahayd in kulankan Kalfadhigan uu furmo, hase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UAE Iyo UNSOM Oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay safiirka Imaaraadka u jooga Soomaaliya Maxamed Axmed Al-Cuthmaan iyo ergayga gaarka ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii IGAD Ee Jabuuti? Dalka Jabuuti waxaa lagu soo gabagabeeyey shir ay ku lahaayeen wadamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, iyadoo shirkaan arrimo muhiim ah looga hadlay. Maxbuub Macallin, xoghayaha guud ee IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari ayaa saakay ka dhacay nawaaxiga Buundada dhanka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca raaxada ah oo kayimid dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xisaabiyahii Shirkadda Dp World Ee Berbera Oo Is Casilay Wararka la helayo ayaa waxay sheegayaan in uu is casilay Iimaan Yuusuf Iimaan oo ahaa Xisaabiyahii shirakadda DP World ee dekadda Berbera. Iimaan ayaa warqaddii uu isku casilayey u gudbiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 5 Qof Soomaali Ah Oo Lagu Gowracay Itoobiya Wararka ka imaanaya Tuulada Guuleed oo u dhaxeysa deegaannada Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Shan qof oo Soomaali ah, walibana ay Gowraceen Oromada.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amni Darada Ka Jirta Wadada Isku Xirta Balcad Iyo Jowhar Oo Saameysay Shaqooyinkii Baarlamaanka Hirshabelle Xildhibaan Faarax Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu ku sheegay in shaqooyinkii baarlamaanka maamulkaasi saameeyey kulamada amni darada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Ku Wajahan Degmada Xudur Ee Bakool Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah tagaan degmada Xudur ee gobolka Bakool. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Wasiir Xilka Ka Qaaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday wasiirkii wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta. Wasiir Xasan Macallin Xuseen ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Askari Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in degmada Yaaqshiid, gaar ahaan xaafadda Suuq Bacaad ay ku dileen Labo askari oo ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Wararka ayaa…