2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Samofal Ee Ka Howlgala Baay Oo La Dhaliilay Xildhibaannno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo kuwo K/galbeed ah ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay ku dhaliileen waxqabad la’aan hay’adaha Samofal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Sumoobay Raashiin Ay Cuneen, Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxya sheegayaan in halkaasi ay xalay ku sumoobeen ku dhowaad 50 qof, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Xananbuure ee hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Brussels Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda magaalada Brussels ee daka Belgium-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Is-faham Laga Gaaray Wadahadalladii Madaxda Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helista khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Kormeerka Iyo Qiimaynta Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Ee Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Jira Arrimaha Xajka Guddiga Garsoorka, Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal dheer oo ay u gudbiyeen guddoomiyaha golahan waxay kusoo bandhigeen baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabadoon Lagu Dilay Boosaaso Faah faahin ayaa laga helayaa dil xalay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari loogu geystay mid ka mid ah nabadoonada ugu caansan gobolkaasi. Nabadoonka la diley ayaa lagu magacaabayey Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EU Oo Sare u Qaaday Kaalmada Bini’aadannimo Ee Soomaaliya Iyo Jabuuti Midowga Yusub ayaa sheegay in sanadkaan 2018 ay sare u qaadeen kaalmada bini’aadannimo ee ay siiyaan Soomaaliya iyo Jabuuti. Qoraal kasoo baxay EU ayaa lagu sheegay in sanadkaan la gaarsiiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe Oo Amray In Lasoo Xiro Raggii Kufsaday Haweeney 85 Sano Jir Ah Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ammar wuxuu ku bixiyey in lasoo xiro raggii ka dambeeyey kufsiga haweeney 85 sano jir ah, kaasi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeyn Ka Dhacday J/dhexe Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal kka fuliyeen deegaan ka tirsan gobolka Jubada Dhexe, halkaasi oo ay saldhig weyn ku lahaayeen dagaalyahannada Al-shabaab. Duqeyntan oo xilli…