1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe “Wax Ka Qabasho La’aanta Amniga Waxaa Horseedi Kara Isla Xisaabtan La’aan” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in isla xisaabtan la’aanta dalka ka jirta ay horseedi karto in aan lagu guuleysan wax ka qabashada amniga guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Yar Yar Ee Soomaaliyeed OO Lagu Maalgelin Doono $10m Shirkadaha yaryar iyo kuwa dhex-dhexaadka ah (SMEs) ee Soomaaliya ayaa hadda heli doona caasumaada si ay u kobciyaan ganacsigooda iyadoo ay ugu wacan tahay maalgalin cusub oo $ 10 Milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 158 Muhaajiriin Ah Oo Laga Badbaadiyey Xeebaha Liibiya Ciidamada badda dalka Liibiya ayaa badbaadiyey muhaajiriin Africaan ah oo doon ay la socdeen ku cilladowday xeebaha dalkaasi. Ayuub Qaasimi oo ah afhayeenka ciidanka badda dalka Liibiya ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Culimada Soomaaliyeed Kala Hadlay Arrimaha Amniga Iyo Xajka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay culimada Soomaaliyeed waxaana uu kala hadlay arrimo ku aadan xajka iyo ammaanka. Ugu horreyn, Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Wiil La Sheegay Inuu Dilay Aabihiis Ciiidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay wiil la sheegay in uu Aabihiis ku dilay deegaanka Buulo-gaduud oo 30-km u jira magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wiilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Brussels Oo Maanta Ku Eg Maanta ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium waxaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo shalay magaaladaasi ka furmay. Waxaa shirkaan ka qeybgalaya dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ONLF Oo War Kasoo Saartay Dagaallada Soomaalida Iyo Oromada Ee Ka Socda Itoobiya Ururka ONLF ayaa war kasoo saaray dagaallo u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Bayaan kasoo baxay ururkan ayaa lagu sheegay iney aad uga xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay xarunta uu ka soconayo shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada Brussels ayaa waxay sheegayaan in midowga Yurub ay ku guuleysteen qancinta wafdiga Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Qof Oo Ku Geeriyootey Rasaas Ay Fureen Ciidanka DFS, Duleedka Muqdisho Warar ay goor dhow heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo ku sugnaa halka loo yaqaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Taliye Ku Xigeennada NISA Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyey taliye ku xigeennadii hay’addaasi. Warqaddan ayaa lagu sheegay in…