1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Faysal Cali Waraabe Umaan Dirsan Brussels, Waana La Isku Noqonayaa Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii Soomaalida ee dhowaan kusoo dhammaaday magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Waxa uu sheegay in dhankooda aanay wax shaqo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Cali Waraabe Oo Goobjoog News Uga Warbixiyey Wixii Ay Ka Wadahadleen Isaga Iyo Madaxweyne Farmaajo Siyaasi Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa ka warbixiyay kulan uu dhowaan Belgium-ka kula qaatay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Farmaajo. Waraabe oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga G/sare Khaliif Idiris “Ammaanka Muqdisho Haloo Dhiibo Dad Qibrad u Leh” G/sare Khaliif Idir oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee dowladda ayaa sheegay in muhiim ay tahay in ammaanka Muqdisho loo dhiibo saraakiil iyo ciidan arrintaasi qibrad weyn u leh.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Gacanta Ka Gooyey Wiil Dhallinyaro Ah Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay waxay fagaare ku yaalla deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabellaha Hoose. Wiilkan gacanta laga jaray ayaa lagu magacaabaa Maadey C/qaadir Cali, waxaana lagu eedeeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaqsi Ku Eedeysan In Daacish u Duubi Jiray Muuqaallada Oo Kasoo Muuqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Maanta oo Sabti ah waxaa maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka qalanka sida kasoo muuqday Jaamac Xuseen Xasan oo ku eedeysnaa inuu Daacish u duubi jiray muuqaallada dilalka ah. Xafiiska xeer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Loo Soo Qabtay Dil Ka Dhacay B/weyne Ciidamada xasilinta magaalada Baladweyne ayaa waxay howlgal ka sameeyeen magaaladaasi, iyaga oo dad usoo qabtay dil xalay ka dhacay magaaladaasi. Carab Yuusuf Nuur oo ka mid ah saraakiisha ciidamada xasilinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax ayaa saakay ka dhacay meel ku dhow taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca raaxada ah, islaamrkaana ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Oo Laga Gudbiyey Duqa Gaalkacyo Ee Puntland Xildhibaanno ka mid ah golaha deegaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa mooshin xil ka qaadis ah waxay ka gudbiyeen duqa magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Maxamed oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal u Badan Soomaali Oo Lagu Qabtay Yemen Doon siddey 160 qof, islamarkaana ka baxday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay xeebaha dalka Yemen. Saraakiil Yemen ah iyo hoggaamiyeyaal dhaqameed ayaa sheegay in la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaalida Ka Badbaaday In Laga Soo Musaafuriyo Maraykanka Oo Dareenkooda Cabiray Dowladda Maraykanka ayaa in ka badan 500 ruux oo Soomaali ah waxay u ogolaatay iney sii joogaan dalka Maraykanka inta laga gaarayo sanadka 2020. Waxay dadkan halis ugu jireen in…