1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Lagu La’ Yahay Xeebaha Puntland Wararka laga helayo Puntland ayaa waxay sheegayaan in xeebaha maamulkaasi uu ku dhintey Nin Kallumeysato ahaa, iyadoo sidoo kale la la’ yahay Shan kale oo isaga la socotay, waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Ku Baaqay Deminta Colaadda Deegaanka Banyaaley, Hiiraan Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Hirshabelle iney kaalin mug leh ka qaataan deminta colaadda u dhaxeysa beello wada deggan deegaanka Banyaaley ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Oo Baaq u Direy Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo ganacsiga bulshada, iyagoona sii joogteynaya dadaallada ay ku sugayaan nabadgelyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Al-shabaab Oo Gaadiid Shacab Leeyahay Ku Gubay Bakool Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa gaadiid ay lahaayeen dad shacab ah oo dagaalyahannada Al-shabaab ku gubeen deegaan ku dhow degmada Waajid ee gobolka Bakool. Wariye Xasan Nadaara oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Laga Soo Daayey Puntland Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay kusoo bandhigeen Afar Maxaabiis ah oo laga soo daayey xabsiyo ku yaalla Puntland, kuwaa oo xirnaa in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Garowe Oo Lagu Soo Bandhigey Dhallinyaro La Sheegay Iney Shacabka Dhici Jireen Guddiga amniga gobolka Nugaal oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa soo bandhigay in ka badan 20 dhallinyaro ah oo ku eedeysan falal dhaca Moobilada ah iyo amni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa gaaray taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Cabdi iyo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating. Garoonka Gaalkacyo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biro Lagu Jaray Jidcadayaasha Qaar Ee Degmada Waaberi Dowladda federaalka ayaa waxay xirtay waddooyin hor leh oo ku yaalla magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwo ku yaalla degmada Waaberi. Jidcadayaasha ka yimaada degmada Waaberi ee soo gala wadada Makka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Degmada Wanlaweyn, Sh/hoose Cudurka Shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa inuu haatan ka dilaacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, wuxuuna soo ritay dad aad u badan. Maxamed C/laahi Cumar oo ah guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Haweenka Soomaalida Itoobiya Oo Fariin Degdeg Ah u Diray Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Haweenka Soomaalida Itoobiya ayaa waxay si kulul uga hadleen dagaallada ka socda dalkaasi, kaasi oo u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida. Waxay haweenkan cod dheer ku sheegay in shaar dowladeed lagu…