1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Qoryooley Dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay iney weerar kusoo qaadeen degmadaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay 18 Askari Maxkamadda darajada Koowaada ee ciidamada qalabka sida ayaa waxay saakay xukun ku riddey 18 askari oo ka tirsan guutada 14 October ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Askartan ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Qafaashay Labo Guddoomiye Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in degmada Luuq ee gobolka Gedo ka afduubteen Labo guddoomiye Tuulo, kadib weerar lama filaan ah oo ay halkaasi ku qaadeen. Sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Laga Codsaday Meelmarinta Sharciga Naafada Naafada Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iney meelmariyaan sharciga naafada qaranka. Guddoomiyaha hay’adda Naafada Qaranka, Cali Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in sharcigan uu yahay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Koonfur Afrika Burcad hubeysan ayaa deegan ku dhow magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed, xilli uu ku sugnaa xaruntiisa ganacsiga. Side ay sheegeen ganacsato Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga K/galbeed Oo u Digtey Siyaasiyiin Ku Sugan Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa u digey siyaasiyiin ay sheegeen in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka dhex wadaan falal amniga wax u dhimi kara. Wasiirlka amniga maamulkaasi, Xasan Xuseen Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ethiopia iyo Eritrea oo Bilaabaya Duulimaadyo Toos Ah Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya ayaa todobaadka soo socda bilaabi doona duulimaad toos ah, oo maalinle ah oo ay ku tagayaan Asmara. Duulimaadyada waxaa ay Isugu jiraan rayid iyo xamuul, sidaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Isku Dhaf Ah Oo Sugi Doona Ammaanka Magaalada B/weyne Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo bandhigay ciidamo isku dhaf ah oo ka kala tirsan Milatari iyo Nabad Sugid, kuwaasi oo sugi doona ammaanka guud ee magaaladaasi.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaa Naga Go’an In Aan Beegsanno Taladda Saxda Ah” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta haystaan fursad taariikhi ah oo ku aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalal Sheegay Iney Maalgashanayaan Soomaaliya Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah, dowladanaha daneeya maalgashiga Soomaaliya, iyo…