1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka K/galbeed Oo Sheegay Iney Bilaabeen Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in deegaannada maamulkaasi ay ka bilaabeen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, islamarkaana la doonayo in amniga lagu soo celiyo. Nuuradiin Gacma oo a Afayeenka maamulkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Brussels Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadli doono arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo socon doona 16-17 bishan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ado Maxalli Ah Oo Laga Mamnuucay Deegaannada Somaliland Wasaaradda qorsheynta ee Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey illaa 6 Hay’ad maxalli ah, kuwaasi oo laga mamanuucay iney ka shaqeeyaan deegaannada maamulkaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaraddan, Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Madaxa Looga Jiray Oo Walaalkiis Ku Diley Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in nin madaxa looga jiray uu walaalkiis ku diley waaxda Kaawo godey ee degmadaasi. Goob jooge ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lagu Toogtay Syria Ururka la socodka xuquuqda Aadanaha ee dalka Syria islamarkaana fadhigiisu yahay magaalada London ee Ingiriiska ayaa sheegay in nin Soomaali ah, kana tirsanaa Daacish lagu toogtay gudaha Syria. Ninkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Turkiga Oo Cambaareysay Qaraxyadii Iyo Weeraradii Tooska Ahaa Ee Shalay Ka Dhacay Muqdisho Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay weerar iyo Laba qarax oo shalay Al-shabaab ka fuliyeen meel ku dhow madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo laga soo saaray wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Geelle Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Iyo Weerarkii Shalay Ka Dhacay Muqdisho Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay qaraxyo iyo weerar ay Al-shabaab shalay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Xoogga Dalka Oo Sheegay Iney Wax Ka Qaban Doonaan Amniga Jubbaland Taliska qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka guud ee deegaannada Jubbaland. Taliyaha qeybtan, Generaal Cali Maxamuud Bogmadow oo shalay xilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Iyo Weerar Toos Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho Labo qarax oo gaari ah ayaa goor dhow waxay ka dhaceen magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Ceelgaabta iyo SYL. Goob joogayaal la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Soo Dhoweeyey Heshiiska Madaxda Galmudug Xildhibaan Axmed Cabdi Axmed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhoweeyey heshiis ay magaalada Muqdisho ku gaareen madaxda ugu sarreysa Galmudug oo khilaaf xooggan uu…