1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Saameyn Sidee Ah Ayuu Soomaali Ku Yeelan Karaa Kulankii Madaxda Imaaraadka, Itoobiya Iyo Eretria? Shalay, magaalada Abu Dhabi waxaa kulan ballaaran ku yeeshay madaxda ugu sarreysa ee dalalka Itoobiya, Eretria iyo Imaaraadka, iyaga oo ka wadahadlay arrimo badan oo ku saabsan xiriirkooda iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Shariif Roobow “Ciidanka Xasilinta Wuxuu u Ekaa Sida Guul-wade” Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka amniga ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu ku sheegay in ciidanka xasilinta Muqdisho aysan ahayn kuwo dastuuri ah, balse ahaayeen kuwo la sameystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka Caalamiga Ah Ee Waxbarashada Sare Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho Muqdisho, July 24, 2018 –Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Deegaanno Ku Dhow Baar Sanguuni, J/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa waxay maanta howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ku dhow deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Isbedel Ku Sameysay Ciidamadii Ku Sugnaa Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isbedal ku sameysay ciidamadii xasilinta ee ku sugnaa wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Dhammaan barihii ay ciidamadaasi ku sugnaayeen ayaa waxaa la geeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Axmed Xaashi “Dastuurka Qabyo Ayuu Ahaanayaa Inta Xal Laga Gaarayo Arrinta Somaliland” Senator Axmed Xaashi Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha qalka sare ee baarlmanaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dastuurka dalka qabyo uu ahaan doono inta ay maqan tahay Somaliland ama…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yuusuf Daba-geed: Hirshabelle Iyo Galmudug Hasoo Kala Dhexgalaan Beelaha Isku Haya Hiiraan Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ugu baaqay beello isku haya deegaanno dhaca xadka ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Waxa uu sheegay Daba-geed in muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaannada Hirshabelle Oo Bilaabay La Xisaabtan Dhab Ah Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa bilaabay isla xisaabtan dhab ah oo ka bilaabanaya Xildhibaanka illaa meesha ugu dambeysa ee maamulkaasi. Waxaa maalmahan ay xildhibaannada wadaan la xisaabtanka guddiyada baarlamaanka maamulkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalkii Saakay Ka Dhacay Deegaanka Baar Sanguuni Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo saakay ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan ayaa ku bilowday weerar ismiidaamin ahoo Al-shabaab ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baar-sanguuni Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaare kala duwan. Wararka…