1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Dheeraad Ah Oo Lag Helay Qarax Saakay Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax saakay ka dhacay xaafadda Galmudug ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Sida ay xaqiijiyeen dad ku dhow halkaasi, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Socdaalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Ee Magaalada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Axad ah la filayaa inuu tago magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Waxaa Garoowe guud ahaan laga dareemayaa diyaargarowga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabad Sugidda Gobolka Banaadir Oo Lagu Biiriyey Booliiska Waxaa isbedal lagu sameeyey talisyada ciidamada Booliiska iyo Nabad sugidda gobolka Banaadir iyo sidoo kale hoggaanka talisyadan. Ciidankii hubeysanaa ee NISA yaa lagu biiriyey Booliiska, waxaana taliyahii NISA ee gobolkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya xaafadda Galmudug ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax gaari, kaasi oo khasaare geystay. Gaari Kaarib ah oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Isaias Afwerki Oo Ka Wadahadlay Xiriirka Labada Dal, Dhaqaalaha Iyo Ammaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa wada hadallo la yeeshay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/weyne: Shan Askari Oo Kasoo Muuqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ee gobolka Hiiraan ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwadda loo haysto askar ka tirsanaa ciidanka dowladda oo gaaraya Shan. Saddex ka mid ah askartaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidamo Hoygiisa Kala Baxay Wariye Ka Tirsan Radio Wanlaweyn Askar la sheegay in loo maleynayo iney ka tirsan yihiin ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay hoygiisa xilli dambe oo xalay ah kala baxeen wariye Ismaaciil Yuusuf oo ka howlgalayey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Sheegay Iney Furayaan Waddooyinka u Xiran Al-shabaab Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney qaadi doonaan howlgallo ballaaran oo ay ku furayaan dhammaan waddooyinka u xiran dagaalyahannada Al-shabaab. Guddoomiyaha gobolkaasi, C/laahi Axmed Maalin Sufurow ayaa u sheegay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe Oo Lagu Qabtay Nin Xirnaa Dharka Dumarka Ciidamada ammaanka magaalada Garoowe ayaa Koontaroolka magaaladaasi waxay ku qabteen wiil la sheegay inuu yahay dhallinyaro, kaasi oo xirnaa xijaab iyo indho sharer. Wiilkan ayaa kusoo socday dhanka magaalada Garoowe,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eriteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho rasmi ah oo qaadaneysa muddo 3 maalmood…