1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Puntland Iyo Somaliland Ku Cadaadinaya Xal Ka Gaarista Tukaraq Beesha caalamka ayaa haatan waxay wadaan dedaal badan oo la doonayo in lagu soo afjaro colaadda ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Xubno ka socday Qaramada Midoobay iyo IGAD…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Eritrea Oo Afar Qodob Ku Heshiiyey Goor dhow waxaa lasoo saaray war-murtiyeed ku saabsan heshiiskii ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea kadib booqasho rasmi ah oo dalkaasi uu ku tagay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaaliya, Maxamed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaafiic Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Baraawe Al-shabaab ayaa madaafiic hoobiyeyaal ah waxay ku weerareen garoon diyaaradeed oo ku yaalla duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Garoonkan xilliga la weerarayey waxaa taagneyd sida la sheegay diyaarad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ku leeyihiin Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana ka dhashay weerarkaasi khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Baaqay In Xayiraadda Laga Qaado Eritrea Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlayey magaalada Asmara ee dalka Eritrea waxa uu ku baaqay in dalkaasi laga qaado xayiraadahada saaran. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Naafada Ku Dhaqan Garbahaarey Oo Cabasho Ah Naafada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay ka cabanayaan noolol xumo iyo daryeel ’aan ku heysto xeryaha ay deggan yihiin. Waxyaabaha ay sida gaarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Beello Shir Nabadeyn Ah Uga Furmay Cadaado Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka furmay shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo ay isugu yimaadeen beello walaalo ah oo dega deegaannada ku dhow degmadaasi. Shirkaan dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Geeddi “Hoggaanka Ciidanka Haloo Dhiibo Dad Qibrad u Leh” Aqoonyahan ka faalooda arrimaha amniga, laguna magacaabo C/laahi Maxamed Geeddi ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in isbedallada lagu sameeyey ciidamada amniga ahayd in laga soo bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Garoowe Goor dhow waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre. Garoonka Garoowe waxaa kusoo dhoweeyey mas’uuliyiintan madaxda sare…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaafiic Lagu Weeraray Saldhig AMISOM Ku Leeyihiin Duleedka Ceelasha Biyaha Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay in xalay saqdhexe ay dhowr madaafiic oo hoobiye ah ku weerareen saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Arbacow ee duleedka deegaanka Ceelasha Biyaha. Dadka deegaanka…