1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Bashiir “Safarkii Madaxweynaha Ee Eritrea Lagama Fiirsan” Aqoonyahan Bashiir C/qaadir oo ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo aanu ka fiirsan safarkii uu ku tagay magaalada Asmara ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Injineer Yariisow Oo Sheegay In Wax Badan Ay Iska Bedeleen Amniga Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in wax badan ay iska bedeleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sh/hoose Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose ee maamulkaasi. Shariif Xasan ayaa xilkaan u magacaabay Saciid Cumar Xasan Zubeyr, wuxuuna sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Oday Ah Oo Lagu Diley Degmada Yaaqshiid, Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa saakay waxay xaafadda Fagax ee degmada Yaaqshiid ku dileen nin la sheegay inuu ka mid ahaa waxgaradka ugu caansan degmadaasi. Ninkan ayaa lagu magacaabi jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Booqanaya Boosaaso Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo safar ku maraya deegaanno ka mid ah Puntland ayaa la filayaa in maanta uu gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe Oo Lagu Qabtay Munaasabadda 20 Sano Guuradii Kasoo Wareegtay Aas-aaska Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad gobaleedka Puntland oo lagu qabtay magaalada Garowe ayaa Shacabka iyo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiraal Khaliif Idiris “Jabuuti Raali Haka Noqoto Hadalkii Madaxweyne Farmaajo” Sarkaal hore, Admiraal Khaliif Idiris oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda Jabuuti ka raaligelinayaa hadalladii ay ka caroodeen ee madaxweyne Farmaajo ka sheegay magaalada Asmara…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare: DFS Ha Qanciso Dowladda Jabuuti Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya in ay degdeg ku xalliso mad madowga soo kala dhexgalay dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, kaasi oo ka dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Ka Tirsan DFS Oo Maanta Lagu Diley Deegaanka Ceelasha Biyaha Rag hubeysan ayaa maanta waxay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ku dileen Saddex askari oo ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Gedo Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xoggan oo u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay…