1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cadaaladda K/galbeed: Shacabka Kuma Qanacsana Xukunnada Ay Maxkamadaha Ridaan Wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed aanay ku qanacsaneyn xukunnada ay fuliyaan maxkamada dalka. Wasiiirka wasaaraddan Xasan Ibraahim ayaa sheegay in cadaaladda Soomaaliya ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Puntland Oo Loogu Baaqay In Aysan Ku Xad Gudbin Dadka Oromada Wasaaradda arrimaha gudaha ee Puntland ayaa ugu baaqday shacabka maamulkaasi in aanay ku xad gudbin Oromada Itoobiya oo deegaanno ka mid ah Puntland ku sugan. Agaasimaha Qaxootiga ee wasaaraddan Burhaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo DFS Ka Dalbatay Badbaadinta Nafta Iyo Hantida Ganacsatada Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxay ka dalbatay iney badbaadiso nafta iyo hantida ganacsata Soomaaliyeed. Xoghayaha rugtan ahna guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Afgooye Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo maanta duhuradii ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo geystay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Ruux…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasiirro Hore Oo Diidan Musuq-maasuq lagu Eedeeyay Guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida ee golaha wakiillada Somaliland ayaa todobaadkii hore (31.July.2018) waxay soo saareen warbixin dheer oo ay ku sheegeen in hanti malaayiin doollar ah ay dhaceen masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Kheyre Oo Shir Uga Qeybgalaya Sudan Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan si ay uga qayb galaan shir ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne Oo Laga Bilaabayo Qaadista Canshuurta Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in magaaladaasi ay ka bilaabi doonaan maalmaha soo aadan qaadista lacagta canshuurta. Cali C/qaadir Sandheere Duqa magaalada Baladweyne ayaa sheegay in shir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacab Iyo Mas’uuliyiin Loo Xirey Qaraxii Buuhoodle Guddi loo xil saaray baaritaanka qarax dhowaan ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa sheegay in meel gebogebo ah uu marayo shaqooyinki loo xilsaaray. Cabdifitaax Cali oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Laga Qafaashay B/weyne Oo Helay Xorriyaddooda Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay dib u heleen xorriyaddooda Afar qof oo shalay laga qafaashay magaalada B/weyne ee xarunta gobolkaasi. Cabdulle Nuur Guure oo ah xoghayaha maamulka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Ku Baaqay In La Dhammeeyo Xiisad Ka Dhex Cusboonaatay Beello Wada Deggan Hiiraan Xildhibaan Faarax Maxamed oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka ee maamul goboleedka Hirshabelle ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dhammeeyo xiisad ka dhex dhalatay beello wada deggan gobolka Hiiraan.…