2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasare Kheyre Oo Shaqadii Ka Joojiyey Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxa uu shaqo joojin ku sameyey wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud. C/raxmaan Yuusuf Alcadaalla, agaasimaha wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Askar Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxay xukun ku riddey Saddex askari oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Askartan ayaa Labo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee Wasaaradda Gargaarka Oo Is Casilay Maxamed Cumar Macallin oo ahaa xoghayihii guud ee wasaaradda gargaarka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu xilkaan iska casilay. Qoraal kooban uu xoghaye Macallin soo dhigay Twitter-ka ayuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Walaac Ka Muujiyey Xiisad Beeleed Ka Jirta B/weyne Xildhibaan Maxamed Kheyre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa walaac xooggan wuxuu ka muujiyey xiisad u dhaxeysa beello walaalo ah oo wada deggan magaalada B/weyne ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiinta Hiiraan Oo Looga Yeeray Jowhar Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ugu yeeray mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo sidoo kale kuwa magaalada B/weyne. Waxa uu Waare u yeeray guddoomiyaha gobolkaasi Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Miino Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan AMISOM, kaasi oo marayey xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa. Miinadan ayaa ku qaraxday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Khilaafka Sacuudiga Iyo Canada Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay mowqifkeeda ku aadan khilaafka ka dhaxeeya dowladaha Sacuudiga iyo Canada. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya Iyo Jabhadda OLF Oo Heshiis Kala Saxiixday Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa heshiis waxaa ku gaaray dowladda Itoobiya iyo Jabhadda OLF oo xarun u ah magaaladaasi. Jabhaddan oo Oromo ah ayaa heshiiska ay la galeen dowladda Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Itoobiya Oo Sheegtay In Shacabka DDSI Cabasho Ka Muujiyeen Hoggaankii Maamulkaas Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbedalka ka dhacay dhulka Soomaalida Itoobiya uu yahay mid dan weyn ugu jirto shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi. Axmed Shidde oo ah wasiirka warfaafinta dowladda…