1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Meelmariyey Xeerka Tacliinta Sare Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta oo Axad ah waxa uu meelmariyey xeerka tacliinta sare ee maamulkaasi. Xeerkan ayaa muddooyinkan dambe horyaallay golahan, waxaana uu ku jiray dib u eegis lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hiiraan Oo Dib u Heshiisiin Guud u Sameynaya Beelaha Deggan Gobolkaasi Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dib u heshiisiin guud u sameyn doonaan beelaha deggan deegaannada iyo degmooyinka uu ka kooban yahay gobolkaasi. Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo ah guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Barakacayaasha Xalay illaa saakay waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka magaalada ku yaalla. Roobabkan ayaa sidoo kale waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Duleedka Magaalada Kismaayo Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Laba beel ayaa saakay laga soo sheegayaa duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, iyadoo shalay beelahan uu dhexmaray dagaal khasaare badan sababay. Maleeshiyaad hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka K/galbeed Oo Sheegay In La Isku Furayo Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Baydhabo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maalmaha soo aadan ay howlgallo ballaaran ka billaabi doonaan wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Afhayeenka maamulkan Nuuradiin Gacma ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodka Dadweynaha Iyo Gaadiidka Ee B/weyne Oo Dib u Bilowday Labo Todobaad kadib waxaa dib u bilowday isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada B/weyne, kadib xurguf soo kala dhexgashay beello wada deggan magaaladaasi. Guddoomiyaha magaalada B/weyne, Maxamed Cismaan Qallaafow…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Shacabka Ku Dhaqan Degmada Xudur Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in booqasho uu ku tagay degmada Xudur ee gobolka Bakool kusoo arkay xaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Beeniyey In Khilaaf Uu Kala Dhaxeeyo Maamulka B/weyne Maamulka gobolka gobolka Hiiraan ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar maalmahan dambe ay hadalhayeen bulshada gobolkaasi, kuwaasi oo ahaa in khilaaf uu kala dhaxeeyo maamulka magaalada B/weyne. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Galmudug Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Lacago Looga Qaado Gaadiidleyda isticmaasha wadada laamiga ah ee isku xirta Gelinsoor iyo Bandiiradley oo ka kala tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa cabasho ka ah isbaarooyin xad dhaaf ah oo wadadaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Hirshabelle Oo Maanta Hortagaya Baarlamaanka Maamulkaasi Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in wasiirka wasaaradda caafimaadka ee maamulka Hirshabelle Cabdi Maxamed uu hortago xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaannada ayaa wasiirka weydiin doona su’aallo badan oo ku…