1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Seeko “La Dagaalanka Musuqa Waa Waxa Lagu Aamino Karo DFS” Siyaasi Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo mar soo noqday afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu ku sheegay in arrintaan maalmahan soo korartay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ku Dhaliilay Madaxweynaha DFS Qaabkii Uu u Wajahay Muranka Jabuuti Iyo Eritrea Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha qaranka ku dhaliilay qaabka uu u wajahay muranka Jabuuti iyo Eretria. Siyaasi Dr. Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah musharixiintii u tartamay xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Jabuuti Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta o Khamiis ah uu safar ugu ambabaxo Jamhuuriyadda Jabuuti. Warka waxaa warbaahita u xaqiijiyay agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo Oo Laga Soo Musaafurinayo Saraakiil NISA Ah Maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose kasoo musaafurinayaan saraakiil ka tirsan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Hay’adaha amaamnka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Guuleysatay Doorashooyin Ka Dhacay Dalka Maraykanka Saddex qof oo Soomaali ah ayaa guul ka gaaray doorashooyin ka dhacay dalka Maraykanka, waxaana natiijadan noqotay mid dad badan soo jiidatay. Ilhaan Cumar ayaa heshay codod gaaraya 59,322 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Deegaanka Basra Ee Gobolka Shabellaha Dhexe Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee xoogga dalka (Danab) ayaa shalay weerar ku qaaday deegaanka Basra ee gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan. Wararkii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eretria Oo Sheegay In Soomaaliya Kasoo Kabaneyso Burburkii Ku Dhacay Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay waxay xaruntooda munaasabad soo dhoweyn ah ugu sameeyeen wasiirka arrimaha dibadda Eretria Cismaan Maxamed Saalax, kaasi oo maalin kahor isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Cadaaladda Oo Sheegtay Iney Waddo Dedaal Ay Kula Dagaallameyso Musuqa Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo dedaal ku aadan sidii ay dhankeeda ula dagaallami lahayd Musuq maasuqa. Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji oo tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Gobolka Shabellaha Dhexe Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka socda deegaanka Basra ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ay heshay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Maxkamadda Racfaanka Sh/dhexe Oo Ka Horymid Kala Diristii Lagu Sameeyey Garsoorka Gobolkaasi Sheekh Axmed Xaaji Ibraahim oo ahaa guddoomiyahii maxkamadda racfaanka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay kala diris ay baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyeen guud ahaan garsoorka gobolkaasi. Waxa uu sheegay isaga…