1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Aad Loo Adkeeyey Maamulka Koonfur Galbeed ayaa aad u adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, maadaama magaaladaasi lagu qaban doono doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed. Waxaa magaaladaasi lagu arkayaa ciidamada Booliiska, kuwa xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Beeniyey In Wax Laga Bedalay Dastuurka Maamulkaasi Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in wax ka bedal lagu sameeyey dastuurka u yaalla maamulkaasi. Mudanahan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Senator Raage “Xeer Ilaalinta Waxay u Muuqataa Iney Dad Gaar Ah Beegsaneyso” Senator Maxamed Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xeer ilaalinta qaranka ay u muuqato iney beegsaneyso dad kasoo jeeda beello…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne: Canshuuraha La Qaado Adeegyada Aas-aasiga Ah Ku Qabannaa Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in canshuuraha ay ka qaadaan magaaladaasi ay dib ugu celiyaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Qallaafow ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Iyo Saraakiil Maraykanka Ah Oo Ka Shiray Arrimo Ku Saabsan Ammaanka Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo saraakiil Maraykan ah ayaa kulan ku yeeshay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana kulankaan uu ahaa mid looga hadlayey arrimo ku aadan ammaanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Ku Qulqulaya Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa aad waxaa looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro doorashada madaxweyne ee maamulka K/galbeed. Todobaadkii tagay, xildhibaannada K/galbeed ayaa go’aamiyey watqiga kama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan Iyo Agaasinka Guud Ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa waxa uu maanta magacaabay taliyeyaal ciidan iyo sidoo kale agaasinka guud ee Villa Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday madaxweynaha ayaa waxaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Korneel Buulle “Khilaafka DFS Iyo Jubbaland Ma Saameynayo Shaqadeenna” Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Jubbaland ayaa sheegay in khilaafka siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland uusan saameyn ku yeelan doonin howlahooda shaqo. Sii hayaha xerada 43-aad ee ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasiir Hore Oo Ka Hadlay Sida Lagu Xallinkaro Khilaafyada DFS Iyo Maamul Goboleedyada Wasiirkii hore ee dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in khilaafyada dowladda federaalka iyo maamullada lagu xallin karo qaab dastuuriya. Siyaasi Cismaan ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo u Digey Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa uga digey madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya farogelin uu sheegay iney ku hayaan maamulkiisa. Waxa uu tilmaamay in dowladda saraakiishii…