1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xireen qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dhanka kalena ciidamo badan lagu arkayo waddooyinkaasi. Waxaa xiran isgoysyada Jubba, Daljirka Daahsoon,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ka jooga Soomaaliya uu dhowaan kala bixi doono. Waxa uu sheegay in kulan uu la yeeshay madaxweynaha dalka Maraykanka Donald…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Darajada Sarreeye Guuto Oo Loo Xiray Gabadhii Ugu Horreysay Ee Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen Axmed oo noqotay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Dibadbax Ka Dhan Ah Maamulka Jubbaland Oo Ka Socda Baardheere Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in haatan uu halkaasi ka socdo dibadbax xooggan oo ay dhigayaan shacab kasoo horjeeda maamulka Jubbaland. Si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka DDSI Oo Madaxweynaha Cusub Ka Rajeeyey Isbedal Waxgaradka ku nool deegaannada DDSI ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee maamulkaasi ka rajeynayaan inuu la yimaado isbedallo cusub oo loo riyaaqo. Suldaan C/laahi Cabdi Macallin Xasan oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: ONLF: Dowladda Itoobiya Farogelinta Wey Ka Dhaaftay DDSI Jabhadda ONLF ayaa sheegtay iney dowladda federaalka Itoobiya ay joojisay farogelintii ay ku hayeen maamulka DDSI. Afhayeenka jabhadda C/qaadir Xasan Hirmooge ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Caburin Shacab Siyaasiyiina kasoo jeeda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in maamulka iminka talada haya ay caburiyaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland. C/wahaab Cismaan Cadaawe oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Daynuunay ee gobolka Baay. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii ay Al-shabaab weerar ku qaadeen fariisin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Lagu Diley Buurdhuubo, Gedo Guddoomiyaha deegaanka Buurdhuubo ee gobolka Gedo Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in 9 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab lagu diley tuulo 38-KM u jirta deegaankaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shir Looga Hadlayo Arrimaha Dastuurka Oo Maanta Ka Furmaya Cadaado Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo arrimaha dastuurka. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda dastuurka ee…