1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Gaarey Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbad Hoose. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Horudhac Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Howlwadaag Warar horudhac ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax aad u xooggan oo goor dhow ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaqa qarxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qarax Xooggan Oo Lagu Weeraray Xarunta Degmada Howlwadaag Qarax aad u xooggan loona adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Waxaa jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hiiraan Oo Nabad Ugu Baaqay Beello Isku Haya Gobolkaasi Maamulka gobolka Hiiraan ayaa nabad ugu baaqay beello walaalo ah oo dhowaan isku qabtay deegaanno ku dhow duleedka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiran. Guddoomiyaha gobolkaasi C/laahi Axmed Maalin Sufurow…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Afgooye Oo Sharaxay Howlgallo Ay Ka Wadaan Degmadaasi Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Afgooye ayaa faah faahiyey howlgal ballaaran oo 48-kii saac lasoo dhaafay ka wadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. C/qaadir Cismaan Mursal oo ah taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Cabdalla Cabdalla Oo Laga Saaray NISA Qoraal lasoo dhigay barta Twitterka ay ku leedahay hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in liiska hay’addaasi laga saaray Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo ahaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabanqaabada Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Ka Socota Kismaayo Madaxda dowlad goboleedyada ayaa Todobaadkan waxa uu shir ballaaran uga furmi doonaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Shirkan oo ay martigelinayso dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada DFS Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Afgooye Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ay howlgallo ballaaran ka wadaan degmadaasi iyo deegaannol ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Daba-geed “Xildhibaannada Fursad Hasiiyaan Madaxweyne Waare” Siyaasi Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ka hadlay khilaafka hadda ka dhex jira xildhibaannada Hirshabelle iyo sidoo kale madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu sheegay Dabageed in muhiim ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Marka Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa bilowday sida la sheegay kadib weerar…