1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud Oo Muqdisho Yimid Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhowaad Labo sano dalka ka maqnaa. Waxaa soo dhoweyn ballaaran loogu sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka B/weyne Oo Sheegay In Wax Badan Ka Qaban Doonaan Ammaanka Magaaladaasi Maamulka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan ammaanka guud ee magaaladaasi oo maalmahan dambe qalalaase ay ka jiraan. Guddoomiye ku xigeenka amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Dhalatay Dil Shalay Loo Geystay Darawal Mooto Bajaaj Oo Ka Taagan B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad la sheegay in ay ka dhalatay dil shalay uu askari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Dib u Habeyn Lagu Sameyn Doono Tuulada Ciyaaraha Dalka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u habeyn lagu sameyn doono Tuulada ciyaaraha dalka, kadib markii ay halkaasi isaga baxeen ciidamada AMISOM, laguna wareejiyey dowladda dhexe. Wasiirka wasaaradda ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Dowladda Federaalka Aad Ayeey Noo Gacan Bidixeysay” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay gacan bidixeysay maamulkooda. Waxa uu tilmaamay madaxweyne Xaaf in dowladda federaalka aanay ka hayn muwaacinno iyo dhaqaale.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Dalbaday In Cadaaladda La Horkeeno Askari Diley Qof Shacab Ah Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee Hirshabelle ayaa sheegay in loo baahan yahay in cadaaladda la mariyo askari shalay magaalada B/weyne ku diley nin shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Korneel Robow “DFS Waa Iney Diyaarsataa Ciidan Buuxiya Meelaha Ay Baneyso AMISOM” Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ayaa sheegay in dowladda dhexe looga baahan yahay iney diyaarsato ciidamo buuxiya boosaska ay baneeyaan ciidanka AMISOM. Waxa uu sheegay hadalkii kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Qof Shacab Ah Ku Diley B/weyne Iyo Dibadbax Socda Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka Booliiska ee magaaladaasi uu diley darawal kaxeeynayey Mooto Bajaaj. Waxaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Golaha Deegaanka Garoowe Oo Gebogebo Maraya Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa sheegtay in haatan uu heer gebogebo ah marayo dhismaha golaha deegaanka ee magaalada Garoowe. Agaasimaha wasaaraddaasi Jubba Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Miyaa Ku Lug Lahaa Isbaarooyinkii Yaallay Duleedka B/weyne? Saraakiisha ciidamada ammaanka ayaa ka hadlay warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey oo ahaa in mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hiiraan iyo kan B/weyne ku lug lahaayeen isbaarooyin dhowaan laga qaaday…