1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Hiiraan Oo u Digey Dad Uu Sheegay Iney Hurinayaan Dagaal Beeleedyada Guddoomiyaha gobolka Hiiraan C/laahi Axmed Maalin Sufurow ayaa u digey dad uu sheegay in ay huriyaan dagaal beeleedyada ka jira deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Canada Wararka ka imaanaya magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu diley muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabayey Kaafi Bashiir. Meydka muwaadinkan ayaa laga helay bartamaha magaalada Toronto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Badan Oo Bilaabay Iney Ka Barakacaan Magaalada Marka In ka badan 50 qoys ayaa lagu soo waramayaa iney ka barakaceen qaar ka mid ah xaafadaha ku yaalla magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Geeriyootey Xajka Soomaali ka mid ahayd xujeyda sanadkan ayaa la sheegay iney ku geeriyoodeen isbuurasho ka dhacday Mina. Xaaji Axmed Maxamed Saalax iyo Xaaji Xasan Maxamed Jimcaale ayaa la xaqiijiyey iney geeriyoodeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: DDSI Oo Yeelatay Madaxweyne Cusub Guddiga fulinta ee shacabka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa madaxweyne si KMG ah waxay ugu doorteen Mustafe Muxumed Cumar. Kulan ay ku yeesheen magaalada Jig-jiga ayeey ku doorteen Mustafe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aadan Saransoor Oo Walaac Ka Muujiyey Nidaamka Loo Mari Doono Doorashada Maamulkaasi Musharraxa madaxweynaha maamulka K/galbeed, Aadan Maxamed Nuur Saransoor ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News waxa uu kaga hadalay arrimo aad u badan oo ku aadan doorashada la filayo in dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenkii Jalalaqsi Oo Ka Horyimid Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Jalalaqsi Xuseen Sheekh Qaasim ayaa sheegay in waddo aan sharci ahayn loo soo maray xil ka qaadis lagu sameeyey. Xuseen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nacnac “Puntland Haddii Ay Nasoo Weerarto Garoowe Ayaa Laga Qixi” Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in xilligaan aanay dhankooda ogoleyn dagaal dib uga dhaca deegaanka Tukaraq. Waxa uu xildhibaankan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Dhaliilay Waxqabadka Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare in uu ku guul-dareystay hoggaaminta maamulkaas. Xildhibaannadan oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa dhaliilay Madaxweyne Waare,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanno Puntland Ah Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamay Duleedka Kismaayo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxa ay sheegeen xildhibaannada oo warbaahinta kula…