1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kismaayo Oo Gebogebo Maraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maalintii Saddexaad ka soconaya shirka madaxda dowlad goboleedyada kaasi oo arrimo badan looga hadlayo. Shirkan oo maraya heer gebogebo ah ayaa xalay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Galay Waxaa maalintaa Labaad u galay shirka madaxda dowlad goboleedyada ay ku leeyihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Madaxda dowlad goboleedyada ayaa furitaankii shirkan waxay ka jeediyeen hadallo ay inta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Afrika Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Waddanka Shiinaha, oo ka duulaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shirka madaxda dowlad goboleedyada. Isniintii shalay ayeey ahayd in shirkan uu furmo balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulankii Ay Yeesheen Guddiga Amniga? Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay arrimaha ammaanka, dib-u-habaynta ciidanka iyo dardar-gelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Sacuudiga Oo Cambaareysay Weerarkii Xarunta Degmada Howlwadaag Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Sacuudiga ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday xarunta degmada Howlwadaag. Waxaa qoraalkan tacsi loogu diray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Jaabiri “Shirka Kismaayo Dowladda Ayaa Lagu Carqaladeynayaa” Nabadoon C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Puntland ayaa sheegay in shirka maanta ka furmaya magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedyada yahay mid lagu carqaladeynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Kismaayo Oo Dalbaday In Waddooyinka Loo Furo Shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in culeys badan ay la kulmeen shalay iyo maanta oo ay xiran yihiin waddooyinka muhiimka ah ee magaaladaasi. Qaar ka mid ah shacabkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Shir Uga Furmayo Kismaayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu shir uga furmo madaxda dowlad goboleedyada oo intooda badan shalay gaaray magaaladaasi. Kismaayo waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Photo News: Qaraxii Degmada Howlwadaag Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa sawirro dheeraad ah oo ku saabsan qarax xooggan oo barqanimadii maanta ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Qaraxan waxaa ku geeriyootey ugu…