1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dagaal Xooggan Oo Xalay Ka Dhacay Marka Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyahii hore ee Marka, Maxamed Cismaan Yariisow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Rag Dhuxul Ka Shaqeynayey Oo Lagu Diley J/hoose Ciidamada Booliiska Jubbaland ayaa wada raadinta rag hubeysan oo la sheegay in deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubbada Hoose ku dileen ku dhowaan Shan nin oo ka shaqeynayey shidista dhuxusha. C/fitaax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Gacal “Shirka Kismaayo Waxa Kasoo Baxay Waa Aragti Daciif Ah” Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa sheegay in qodobadii kasoo baxay shirka Kismaayo yihiin kuwo aanay shaqo ku lahayn shacabka ku dhaqan deegaannada ay maamulaan madaxdii go’aanka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa waxay kasoo baxayaan qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari, kaasi oo lagu weeraray xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Wararka ay heleyso Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Afaraad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib Labo bil fasax ah oo ay xildhibaannadu ku maqnaayeen. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xabad Joojin La Kala Dhexdhigey Beello Ku Dagaallamay Sool Guddiga nabadeynta deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xabad joojin ay kala dhexdhigeen beelihii dhowaan ku dagaallamay deegaankaasi. Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil, guddoomiyaha guddigaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dibadbax Ka Dhan Ah Shirkii Kismaayo Oo Ka Dhacay Garbahaarey, Gedo Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay dibadbax ballaaran ka dhigeen degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo, waxaana ay kasoo horjeedeen shirkii shalay magaalada Kismaayo ugu soo dhammaaday madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Khaliif Idiris “Maamul Goboleedyada Xaq Ayeey u Leeyihiin Iney Xiriirka Ka Jartaan DFS” Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa isaga oo ku sugan gobolka Hiiraan waxa uu sheegay in dowlad goboleedyada xaq u leeyihiin iney xiriirka ka jartaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Gobolka Mudug Oo Rajo Ka Muujiyey Dhammeystirka Heshiiskii Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey dhammeystirka heshiiskii Gaalkacyo ee ay horey u gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Dowlad Goboleedyada Ka Qaateen DFS Aqoonyahan C/raxmaan C/laahi Dhubbad (Daqare) oo ku taqsusay maamulka iyo maareynta hay’adaha dowliga ah ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku sheegay in dambi qaran ay tahay go’aankii ay ku…