1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dibadbax Maanta Ka Dhacay Degmada Kaxda Ee Muqdisho Dad ka carreysan dad shalay lagu diley degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi. Bashiir Caydiid oo ka mid ah dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Looga Digey Farogelinta Galmudug Siyaasi Axmed Shire oo kasoo jeeda deegaannada Galmudug ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya in farogelin cad ku hayso dowlad goboleedka Galmudug. Shire ayaa sheegay in Galmudug aanay u baahneyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya Oo Sheegtay Iney Dishey 70 Ka Mid Ah Al-shabaab Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press, ciidamada Itoobiya oo duqeyn ka geystay gudaha Soomaaliya ayaa sheegay inay ku dileen ilaa 70 ka tirsan Al-shabaab. Fana Broadcasting Corporate oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhallinyaro Lagu Diley Boosaaso Rag hubeysan ayaa xalay waxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku dileen Labo wiil dhallinyaro ah kuwaasi oo kamid ahaa dhallinyarada waxbaratay ee magaaladaasi. Goob jooge ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Rag Lagu Qabtay Howlgallo Ka Dhacay Baardheere Wasaaradda amniga ee maamulka Jubbaland ayaa sheegtay in maxkamad lasoo taagi doono 10 nin oo la sheegay in lagu soo qabtay howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen degmada Baardheere ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Saakay Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay Goobjoog News heleyso waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka Muqdisho Oo Aad Loo Adkeeyey Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa adkeysay ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddooyinka waaweyn ee magaalada. Saakay waxaa la arkayaa ciidamo badan oo Booliis ah kuwaasi oo baaritaanno ku sameynaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Oo Sheegtay In DFS Ku Hayso Farogelin Toos Ah Wasaaradda warfaafinta Galmudug ayaa sheegtay in dowladda dhexe ay farogelin ku hayso maamulkooda, islamarkaana iska horkeeneyso shacabka ku dhaqan deegaannada Galmudug. Wasiirka wasaaradda wasaaraddan, Maxamuud Cismaan ayaa sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in uu gacanta ku hayo mooshin laga soo gudbiyey guddoomiyaha baarlamaankaasi Cali Gacal Casir. Waxa uu sheegay Xareed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidamo Ka Wada Tirsan Hirshabelle Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal shalay ka dhacay deegaanka Malable oo ku dhow deegaanka Ceel-macaan ee gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa…