1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Korneel Buulle “Howlgalkii Jubbada Hoose Kaligeen Ayaan Fulinney” Korneel Buulle Maxamed Ibraahim oo ka mid ah saraakiisha xoogga dalka ee gobollada Jubbooyinka ayaa ka hadlay howlgal Al-shabaab looga diley 18 ka mid ah Al-shabaab kaasi oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga C/weli Gaas “Noo Soo Sheega Daacish Iyo Al-shabaab” Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka dalbaday shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo iney la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, islamarkaana soo sheegaan cid walbo oo xiriir la leh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore ee maamulkaasi. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa loo magacaabay guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka NISA Oo Xabsiga La Dhigey Ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa xalay waxa ay xabsiga dhigeen Taliyaha Hoggaanka caafimaadka ee hay’addaasi. Dr. Xasan Axmed Maxamed Gacal ayaa la xiray kadib markii shalay uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Qarjab “Madaxweyne Gaas Uma Gefin Dadka K/galbeed” Cabdi Xirsi Cali Qarjab, wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey hadal dhowaan uu madaxweyne Gaas ka sheegay magaalada Badhan. Qarjab ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukun Dil Ah Oo Lagu Ridey Askari Horey Qof Shacab Ah Ugu Diley B/weyne Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku riddey Mahad Xuseen oo ka tirsanaa Booliiska B/weyne, kadib markii 27-ka bishii hore ku diley…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boqolaal Qoys Oo Ka Barakacay Dagaallo Ka Dhacay Gedo In ka badan Afar Boqol oo qoys ayaa ku barakacay dagaal Saddex maalin kahor ka dhacay deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Doolow iyo Luuq ee Goblka Gedo, ka dib markii Ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dibadbax Maalintii Saddexaad Ka Dhacay Degmada Kaxda Dadweyne kasoo horjeeda maamulka degmda Kaxda ayaa dibadbax ballaaran waxay maalintii Saddexaad oo xiriir ah ka dhigeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmadasi. Dadkan ayaa sheegay in maamulkaan uu sabab…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubnaha Ka Socda Aqalka Sare Ee Ku Sugan Dhuusamareeb Oo La Kulmay Qeybaha Kal Duwan Ee Bulshada Wafdiga ka socda golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalintii Seddexaad ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulankaan ayaa intiis badn…