1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Culimada iyo Haweenka Soomaaliyeed Oo Cambaareeyey Falkii Lagu Gubey Muwaadinka Soomaaliyeed Culimada Soomaaliyeed iyo Ururada udooda xuquuqda haweenka iyo carruurta ayaa si wadajir ah u cambaareeyey falkii lagu gubay muwaadinka Soomaaliyeed. Waxa ay si wada jir ah u sheegeen in falkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baaritaan Lagu Hayo Nin La Sheegay In Xaaskiisa Uu Ku Diley Garoowe Maamulka Magaalada Garoowe ee Caasiamda puntland ayaa sheegay in wadaan baaritaan ku aadan Shaqsi lagu soo eedeeyay in Xaaskiisa uu dilay. Dhacdadaan ayaa ka dhacday mid kamid ah xafadaha Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax miino ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay ex-control Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in qaraxan uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi Dhagax oo lagu soo dhoweeyey Hargeysa Magaalada Hargeysa ee Somaliland waxaa maanta gaaray xubno ka mid ah jabhadda ONLF oo uu hoggaaminayey C/kariin Qalbi Dhagax. Waxaa halkaasi kusoo dhoweeyey wasiirro, xildhibaanno iyo siyaasiyiin Somaliland ah, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay Iney Isku Fureen Muqdisho Iyo Marka Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose isugu fureen wadada xeebta ah ee Muqdisho iyo Marka. Sarreeyo Guuto Odowaa Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Ammar Kasoo Saaray Dhulalka La Kala Iibsado Maamulka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo saaray ammar cusub oo ku aadan dhulalka sida sharci darrada ah loo kala wareegsado. Duqa B/weyne, Cali C/qaadir Sandheere iyo agaasinka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Shire “Waa In Wax Laga Qabto Dilalka Quursiga Ku Saleysan” Xildhibaan Cabdi Shire (Ciyaar Jecel) oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in si degdeg ah wax looga qabto dilalka ku saleysan quursiga. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Waaberi Oo Sanadkii Labaad Ku Guuleystay Koobka Kubadda Cagta Ee Gobolka Banaadir Waaberi ayaa xalay sanadkii Labaad oo xiriir ah loo Caleemo saaray Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir kaddib markii ay gool madi ah uga badisay Shibis. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsan Ilaalada Madaxtooyada Puntland Oo La Diley Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in koor dhow ay rag hubeysan dileen askari ka mid ah ciidanka ilaalada madaxtooyada Puntland ee magaaladaasi, mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Xeer-hoosaadkooda Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulankooda maanta ayeey uga doodi doonaan xeer-hoosaadka golaha shacabka…