1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA: Waxaan Qabannay Labo Ka Mid Ah Amniyaadka Al-shabaab Hay’adda NISA ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitterka waxay ku sheegtay iney gacanta ku dhigtay Labo ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab. Waxa ay hay’adda sheegtay in howlgalkan ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Wada B/weyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay howlgal ballaaran ka wadaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wariyaheenna Maxamed Ibraahim ayaa soo sheegaya in howlgalladan ay daba socdaa dilal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidamada Booliiska Oo Qabtay Nin Xaaskiisa Ku Gowracay Duleedka Muqdisho Ciidamada Booliiska ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay in maanta barqadii uu xaaskiisa ku gowracay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. Ninkaan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Qof Shacab Ah Oo Lagu Diley B/weyne Iyo Howlgallo Socda Rag hubeysan ayaa waxa ay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen qof shacab ah. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in ragga wax diley ayka baxsadeen goobta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddiga Aqalka Sare u Direy Jubbaland Oo La Kulmay Axmed Madoobe Guddiga aqalka sare u saaray xog ururinta tabashada uu qabo maamulka Jubbaland ayaa maanta waxa ay la kulmeen madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Axmed Madoobe oo hadal kooban jeediyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Beeraley Ka Cabaneysa Wax Soo-saar La’aan Dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan Tuulada Baarey ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in aanay haysan dalag ay beertaan, islamarkaana Labadii sano ee lasoo dhaafay aanay waxbo tabcan, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maalintii Labaad Ka Doodaya Amniga Muqdisho Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda Saddexaad ee Kalfadhiga Afaraad waxay maanta kaga hadli doonaan arrimaha ammaanka magaalada Muqdisho. Kulankoodii shalay ayeey xildhibaannada waxay si aad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayey Amniga Oo Lagu Qabtay Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka dhacay shir ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi. Canab Axmed Ciise oo ah guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Kulan Ka Leh Amniga Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankooda Labaad ee Kalfadhigga Afaraad. Kulanka maanta ayaa ah mid si gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Horyimid In La Dhexgalo DFS iyo Maamul Goboleedyada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka horyimid in gacan Saddexaad ay soo kala dhexgasho dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada oo khilaaf xooggan ka dhaxeeyo. Waxa uu…