1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Kulmaya Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa looga hadli doonaa arrimaha xeer-hoosaadka golahan, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Degmada Ceelwaaq, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax aad u xooggan. Qaraxan ayaa ka dhex dhacay maqaayad Shaaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Farmaajo “Siyaasiyiinta Xanaaqsan Dan Kama Lahan Mustaqbalka Soomaaliya” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa hadal uu ka jeediyey munaasabad looga hadlayey horumarinta waxbarashada waxa uu ka hadlay arrimo ku aadan siyaasiyiinta. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Ka Hadlay Lacagta Uu Bankiga Adduunka Ugu Deeqay Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa faah faahiyey lacag $80 Milyan ah oo Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya. Bayle ayaa sheegay in lacagahaasi yihiin kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Loogu Baaqay In Aqalka Sare u Deyso Xallinta Khilaafka Galmudug Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka war sugto guddiga aqalka sare u diray Galmudug. Waxa ay sheegeen in madaxweynaha uu ku degdegay u yeerista madaxda Galmudug, loona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaali Qaxooti Ku Ah Kenya Oo Cabanaya Soomaali badan oo qaxooti ku ah xeryaha qaxooti ee Kenya ayaa xilligan ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar ka mid ah dadkan ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada DFS Oo Xirey Qeyb Ka Mid Ah Wadada Makka Al-mukarrama Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliiska ayaa saakay waxay xireen qeyb ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo diidayaa iney isticmaalaan wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Marka Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Waddo Furis Ah Oo Ay Ciidamada DFS Sameeyeen Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo waddo furis ah oo ciidamada xoogga dalka ka sameeyeen deegaanno ku dhow magaaladaasi. Xasan Macallin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukunno Riddey Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa manta xukunno kala duwan ku riddey 10 qof oo dambiyo kala duwan loo haystay. Ugu horreyn maxkamadda ayaa eedeysanayaashan kala ah: Xasan Laamow Aadan oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Loo Direy Shacabka B/weyne Waaxda dhul bixinta dowladda hoose ee magaalada Baladweyne ayaa digniin ka soo saartay is qabqabsiga dhulalka ee magaaladaasi. Agaasimaha waaxda dhul bixinta dowladda hoose ee B/weyne Xuseen Maxamed Fiidoow ayaa…