1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Al-shabaab Iyo Dadka Deegaanka Aadan Yabaal Oo Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyey Al-shabaab iyo dadka deegaanka Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka dhacay deegaankaasi iyo sidoo kale deegaanno ku dhow. Wararku waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Labo qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootey Afar Kalena dhaawac ayaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wariyeyaasha Cadaado Oo Cambareeyey Xarigga Wariye Tooxow Wariyeyaasha ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa cambaareeyey xukun ay shalay maxkamad ku taalla Dhuusamareeb ku riddey wariye C/weli Tooxow. Waxa ay sheegeen wariyeyaashan in ay ka xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed “Hiiraan Anigaa Xukuma, Gacan Dhaaf Ma Jiro” Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in ay dhammaatay waqtigii madaxda Hirshabelle ogaal la’aan ku kala bedali jireen mas’uuliyiinta degmooyinka maamulkaasi. Wuxuu sheegay Dabageed in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Mid Ah Hiiraan Ciidamada xoogga dalka oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay saakay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaannadii ay shalay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka oo garabsanaya kuwa AMISOM ay la waregeen deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Ciidamadan oo shalay ka baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Beello Lagu Heshiisiiyey Sh/hoose Maamulka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in heshiis ay kala dhex dhigeen beello walaalo ah oo horey u dagaallamay. Mukhtaar Nuur Geesey oo ah madaxa arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho Shacab u badan Kalluumeysato ayaa maanta waxa ay dibadbax ka dhigeen degmada C/casiis illaa taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa ka cabanayey sida ay sheegeen Kawaankii Malayga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barakacayaal Ku Sugan Dayniile Oo Cabanaya Barakacayaal ku sugan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, waxaana ay sheegeen iney u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo. Qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: DFS Oo Qaramada Midoobay Ka Dalbatay In Dalka Laga Qaado Xayiraadda Hubka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in dalka laga qaado xayiraadda saaran ee dhanka hubka ah. Axmed Ciise Cawad oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya…