1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Ka Dhacay Mudug Lix qof ayaa ku geeriyoote shil gaari oo maanta ka dhacay deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug. Gaari weyn oo sidey Shamiinto (Sibir) ayaa ku rogmaday wadada u dhaxeysa deegaanka Gawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaas Oo Magacaabay Taliye Ciidan Wareegto kasoo baxday madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay taliyaha ciidamada keydka ee maamulkaasi. Waxaa xilkaan loo magacaabay G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ). Wareegtada hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Jirta Deegaanka Aadan Yabaal, Sh/dhexe Wararka maanta oo Talaado ah ka imaanaya deegaanka Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Al-shabaab iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ajaaniib Lagu Diley Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari loogu geystay Saddex ruux oo u dhalatay Itoobiya, kana soo jeedda qomiyadda Oromada. Rag hubeysan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootigii Kasoo Laabtay Xeryaha Kenya Oo Cabasho Ah Boqol iyo Labatan qoys oo ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa sheegay mudadii ay ku sugnaayeen gobolka Gedo ay soo wajahday xaalado adag oo dhanka nolasha ah. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Guddiga La Dagaalanka Musuqa Haloo Soo Bandhigo Si Daah Furnaan Ah” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda dhexe laga doonayo in si daah furan u dhisto guddiga la dagaalanka musuq maasuqa. Waxa uu sheegay Caalim in guddigan tiro ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Amniga Jubbaland Oo War Kasoo Saaray Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Golaha amniga Jubbaland ayaa kulankoodii Billaha ahaa waxay kaga hadleen arrimo u badan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab, iyaga oo isku raacay in la xoojiyo. Sarreye Gaas Yuusuf Xuseen Dhuumaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Digniin Loo Direy Dhallinyaro Dhib Ku Haya Shacabka Garoowe Taliska ciidanka xasilinta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay howlgallo ay maalmihii ugu dambeeyey ka sameeyeen magaaladaasi. Jeneraal Muxyadii Axmed Muuse oo ah taliyaha ciidanka xasilinta Garoowe ayaa sheegay in marnaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Sare Ee Puntland Oo Lagu Eedeeyey Boobka Hantida Dadweynaha Golaha degaanka waqooyiga magaalada gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxada ugu sareeysa Puntland in ay boobayaan hantida dowladdii dhexe Soomaaliya oo ay ka mid tahay Xeradii siinaay ee ciidanka xoogga dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Goofgaduud Buurey Oo Ka Warbixiyey Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey dagaal ay saakay deegaankaasi ku qabsadeen Al-shabaab. Xasan Biyow Isaaq oo ah guddoomiyaha deegaankan ayaa sheegay in Al-shabaab ay gubeen…